Bahda Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Bxay Cabdiraxman Aw Yuusuf (Dakhare) Oo London Ku Geeriyooday.

0
Saturday April 11, 2020 - 14:25:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bahda Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Bxay Cabdiraxman Aw Yuusuf (Dakhare) Oo London Ku Geeriyooday.

    Inaa Li Laahi, Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Li Laahi, Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

 

Mulkiilaha, Maamulka iyo Shaqaalaha Hadhwanaagnews ayaa tacsi tiiraanyo leh udiray ehelkii iyo qoyskii uu kabaxay Marxuum Cabdiraxmaan Aw Yuusuf Axmed (Dakhare) oo ku geeriyooday magaalada London.



Waxaanay ilaahay marxuumka uga baryayaan inuu janadii Fardawsa Geeyo ehelkii iyo guud ahaan asxaabtii uu kabaxayna uu samir iyo iimaan ka siiyo. Amiin Aamiin.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...