Cismaan Barwaaqo Oo Dhambaal Tacsiya Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Cabdiraxmaan Aw Yuusuf (Dakhare)

0
Saturday April 11, 2020 - 14:22:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1585
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cismaan Barwaaqo Oo Dhambaal Tacsiya Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Cabdiraxmaan Aw Yuusuf (Dakhare)

    Inaa Li Laahi, Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Li Laahi, Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan Reer Maxamed Aw Yuusuf iyo Nuur Aw Yuusuf iyo dhamaanba Arabka degan Canada geerida Naxdinta leh ee ku timid  Cabdiraxmaan Aw Yuusuf Axmed (Dakhare) oo ku geeriyooday magaalada London, waxaanan ilaahay marxuumka uga baryaynaa in uu ilaahay naxariistii Janno kawaabiyo, ehelkii uu ka baxayna uu samir iyo iimaan kasiiyo.



Aamiin Aamiin.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...