Jubbaland oo hal arrin uga digtay Ganacsatada & Arrinta keentay oo la Ogaaday

0
Saturday April 11, 2020 - 13:01:58 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Jubbaland oo hal arrin uga digtay Ganacsatada & Arrinta keentay oo la Ogaaday

    Jubbaland oo hal arrin uga digtay Ganacsatada & Arrinta keentay oo la Ogaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jubbaland oo hal arrin uga digtay Ganacsatada & Arrinta keentay oo la Ogaaday



Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland ayaa ganacsatada Jubbaland uga digay in aysan kordhinin qiimaha badeecadaha ay iibiyaan iyaga oo ka faaiidaysanaya xaaladda uu keenay caabuqqa COCID-19.

Jubbaland ayaa sheegtay aysan aqbali doonin in Ganacsatadda ay faa’iido ka raadinayan saameynta cudurkaasi.

 

Jubbaland waxa ay sheegtayin ay tallaabo sharci ah ka qaadi doonto Ganacsatada qaaliyeeyay Maceeshada si ay uga faa’idaystaan walwalka Cudurka Corona Virus awgii.

 

Waxa ay xustay in maamulkaay diyaar garow ugu jirto ka hor-tagga saameynta dhaqaale ee uu cudurka Caronavirus keeni karo, isaggoo Ganacsatada ugu baaqay inay waajib iska saaraan daryeelka Bulshadda.





Loading...
Loading...