Qaylo Dhaan

0
Saturday April 11, 2020 - 09:24:14 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 972
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaylo Dhaan

    Asc Waxaa Ilasoo Xidhiidhay Dad Reer Somaliland Ah Oo Kasoo Baxay Adis Ababa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asc Waxaa Ilasoo Xidhiidhay Dad Reer Somaliland Ah Oo Kasoo Baxay Adis Ababa

Shalay  Oo Dumar Iyo Caruur Ah  Oo Ujoogey  Dacwado Dhoof Laakiin Xayiraadu Aduunku Saamaysay Oo Isyidhi Kunoqda Dhulkiinii  Dadkaasi Way Caafimaad Qabaan Laakiin Waxaa Sidey Bas Markuu Xuduuda Udhaxaysa Baabuley Iyo Jigjiga Waxaa Waxaa Diidey  Ciidanka Dawlad Deegaanka Somalida  Inaysoogalaan Xuduudooda Dabadeed  Xabashigii Baska Waday Wuxuu Kudaadiyey Meel Cidlo Ah Oo Labada Kilil Udhaxaysa  Laami Cidla Ah Ayay Marba Shandadaha Dhinac Ujiidayaan Waa Inloogurmado Oo Madaxweynaha Jigjiga Lala Hadlaa Xukuumaddu Waa Inay Dadkaa Ugurmataa Oo Lahadashaa Dawlad Deegaanka Warbaahintuna Waa Inay Qaybteeda Ka Qaadataaa,

Lambarkaa Ayay Igasoowaceen . 00251 939 813 440

 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...