Baarlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyey Xaalada Deg Deg Ah Ee La Soo Rogay Iyo Guddi La Magacaabay

0
Friday April 10, 2020 - 18:40:39 in News by
  • Visits: 1382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyey Xaalada Deg Deg Ah Ee La Soo Rogay Iyo Guddi La Magacaabay

    Baarlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyey Xaalada Deg Deg Ah Ee La Soo Rogay Iyo Guddi La Magacaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyey Xaalada Deg Deg Ah Ee La Soo Rogay Iyo Guddi La Magacaabay


Addis Ababa(HWN):-Baarlamaanka Jamhuuriyadda Dimuqaraadiga Federaalka Itoobiya ayaa Maanta Ansixiyay Xaaladii Degdeg ah ee la soo rogay.

Image may contain: 1 person, sitting


Golaha Wakiilada Shacabka ayaa Maanta Ansixiyay Bayaanka Xaalada Degdega ah ee loogu talagalay in lagu yareeyo laguna xakameeyo Faafitaanka safmarka COVID 19.


Sidoo kale Ka dib markii Golaha wakiiladu Shacabku cod aqlabiyada ku ansixiyeen Xaalada degdega ah ayaa waxay Magacaabeen Gudiga korka kala socon doona fulinta Bayaanka Xaalada Degdega ah.


Waxaana la doortay 7 xubnood oo ay magacaabistooda ku ansixiyeen cod aqlabiyad ah. Waxayna kala yihiin:-


1) Mud Betros Wendesenbet (Gud Guddiga)


2) Mud Tasfaye Dhaba (G.kuxigeen)


3) Marwo Fantaye Wendhim (Xubin)


4) Mud Shukri Mahadin (Xubin)


5l Dr Birkuk Labiso (Xubin)


6) Marwo Muniba Maxamed (Xubin)


7) Mud Bashale Gamachu (Xubin)

Loading...
Loading...