Akhriso Liiska Waddamada Afrika ee uu Ku Dha'cay Xanuunka Korona Fayrus W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid (Dalmar)

0
Friday April 10, 2020 - 13:32:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 922
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso Liiska Waddamada Afrika ee uu Ku Dha'cay Xanuunka Korona Fayrus W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid (Dalmar)

    Akhriso Liiska Wadamada Afrika ee uu ku dhacay Xanuunka caalamiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhriso Liiska Wadamada Afrika ee uu ku dhacay Xanuunka caalamiga noqday ee korona Fayrus iyo liiska wadamada aanu ku dhicin  xanuunku

 

 

Kiisaska bukaanada  guud ee la xaqiijiyay guud ahaan afrika waa 10,068 kiis   7/4/2020

Tirada dhimashada guud  ee  la xaqiijiyeya= 487 qof

Tirada Bogsatay guud ahaan afrika waa 993 qof

Wadamada cudurka qaba waa 52 waddan

 

Liiska   Waddamada Xanuunku  Ku Dhacay

Algeria - 1,423

Angola - 16

Benin - 26

Botswana - 6

Burkina Faso - 364

Burundi - 3

Cameroon - 658

Cape Verde - 7

Jamhuuriyadda Badhtamaha Afrika - 8

Chad - 9

Comoros - 0

Congo-Brazzaville - 45

DR Congo - 161

Jabuuti - 90

Masar - 1,322

Equatorial Guinea - 16

Ereteriya - 31

Eswatini - 10

Itoobiya - 44

Gabon - 24

(The) Gambiya - 4

Gaana - 287

Guinea - 128

Guinea-Bissau - 18

Ivory Coast - 323

Kenya - 158

Laybeeriya - 14

Liibiya - 19

Madagascar - 82

Malawi - 5

Maali - 47

Mauritania - 6

Mauritius - 244

Morocco - 1,120

Mozambique - 10

Naamibiya - 16

Niger - 253

Nigeria- 232

Rwanda - 105

Sao Tome iyo Principe - 0

Senegal - 226

Seychelles - 11

Sierra Leone - 6

Somaliland -2

Soomaaliya – 5

Koonfur Afrika - 1,686

Koonfurta Suudaan - 1

Suudaan - 12

Tansaaniya - 24

Togo - 58

Tuniisiya - 596

Ugaandha - 52

Zambia - 39

Zimbabwe - 10

Comoros, Lesotho  kumuu dhicin cudurku.

 

W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid (Dalmar)

Suxufi madax banaan

Hargeysa somaliland

Email: [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...