Waa Kuwee Tobanka Dal Ee Laga Helay Kiisaska Ugu Badan Ee Xanuunka Coronvirus

0
Friday April 10, 2020 - 11:16:33 in News by
  • Visits: 2507
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuwee Tobanka Dal Ee Laga Helay Kiisaska Ugu Badan Ee Xanuunka Coronvirus

    Waa Kuwee Tobanka Dal Ee Laga Helay Kiisaska Ugu Badan Ee Xanuunka Coronvirus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Kuwee Tobanka Dal Ee Laga Helay Kiisaska Ugu Badan Ee Xanuunka Coronvirus


Caabuqa Caronavirus ayaa si xowli ah ugu sii faafaya daafaha dunida, waxaana maalinbo maalinta ka dambeysa sii kordhaya dadka uu ku dhacayo cudurkan iyo waliba kuwa u dhimanaya.

How GRL Law is Dealing with COVID-19 - GRL Law


Waxaa la xaqiijiyay guud ahaan dunida in Caronavirus uu ku dhacay dad ku dhaw 1.5Milyan oo qof, waxaa sidoo kale la sheegay in cudurkan daafaha dunida ugu dhinteen dad gaaraya88,500 .


Dalka Mareykanka ayaa noqday dalka laga helay kiisaska ugu badan ee Caronavirus, waxaana dalkaasi laga helay432,132 kiis oo Caronavirus, waxaana dalka labaad isna noqday dalka Spian oo laga helay148,220 kiis.


Qaarada Yurub ayaa noqotay wadamada ugu badan uu cudurkan ku faafay sidoo kale dadkooda ugu geeriyoodeen, waxaana laga cabsi qabaa in ay sii kordhaan tiradad dadka uu ku dhacayo cudurkan iyo kuwa u geeriyoonaya.


Dalka Shiinaha uu kasoo bilowday cudurka Caronavirus ayaa dadaal badan kadib ku guuleestay in ay xakameeyaan , waxaana dalkan laga soo tabinayaa kiisas aad u yar oo cudurkan ku aadan halka wadamada kale ee caalamka uu kusii faafayo.


Halkan ka Akhriso 10-ka dal ee laga helay kiisaska ugu badan ee Caronavirus


Mareykan432,132 kiis

Spain148,220 kiis

Talyaaniga139,422 kiis

Jarmalka113,296 kiis

Faransiiska83,080 kiis

Shiinaha82, 867 kiis

Iiran64,586 kiis

UK61,474 kiis

Turkiga38,226 kiis

Belgium23,403 kiis

Loading...
Loading...