Dawlada Imaaraadka Oo Deeq Dawooyin Ah Soo Gaadhsiisay Maamulka Puntland

0
Friday April 10, 2020 - 11:12:17 in News by
  • Visits: 1178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Imaaraadka Oo Deeq Dawooyin Ah Soo Gaadhsiisay Maamulka Puntland

    Dawlada Imaaraadka Oo Deeq Dawooyin Ah Soo Gaadhsiisay Maamulka Puntland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Imaaraadka Oo Deeq Dawooyin Ah Soo Gaadhsiisay Maamulka Puntland


Diyaarad wadayAgab Caafimaad iyo qalab kala duwan oo loogu talagalay xakameynta iyo ka hortagga caabuqa Coronavirus oo ku deeqday Imaraadka Carabta ayaa ka degtay magaalada Boosaaso.




Madaxweynaha maamulka Saciid Cabdulaahi Deni ayaa uga mahadceliyay Dowladda Imaaraadka Agab Caafimaad iyo qalabka loogu talagalay xakameynta iyo ka hortagga caabuqa dunida ku faafaya ee Coronavirus.


"Waxaan uga mahadcelinaya Dowladda Imaaraadka gargaarka bani’aadantinimo ee ay nasoo gaarsiisay, ee Boosaaso ka degay, waa agab caafimaad oo loogu talagalay xakameynta iyo ka hortagga Coronavirus.” ayuu yiri Saciid Deni.


Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa maamulada Somaliland iyo Puntland gaarsiisay agab caafimaad iyo qalab loo isticmaali karo kahor taga caabuqa Caronavirus ee hada laga helay qeybo kamid ah Soomaaliya.






Loading...
Loading...