Markab 7 Maalmood Ku Xaniban Dekedda Berbera Iyo Sababta

0
Friday April 10, 2020 - 09:32:01 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Markab 7 Maalmood Ku Xaniban Dekedda Berbera Iyo Sababta

    "Sida aad idinkuba maqasheen waxaa jira Markab Koontiira"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Sida aad idinkuba maqasheen waxaa jira Markab Koontiira"

Berbera (HWN) Markab u rarna ganacsato badan oo reer Somaliland ayaa todoba maalmooda ku xaniban dekadda magaalada Berbera.

 

Markabkan ayaa siday shixnado loogu talo galay bisha barakeysan ee Ramadaan oo maalma koobani inaga xigaan.

 

Agaasimaha urrurka ganacsatada ee Somaliland ee SOFA Kabtan Yuusuf Cali Nuur ayaa faahfaahin ka bixiyey waxaa dhaliyey muranka Markabka mudada todobada cisho ku xaniban dekada Berbera  "Sida aad idinkuba maqasheen waxaa jira Markab Koontiira, oo muddo lix cisho ah joogay una xaniban xisaabaad u dhaxeysa shirkadda D.P.World iyo Bil, islamarkaana alaabtii koontiinarkaasi saarneyd aan la rogin, murankaasi wuu dheeraadey, imika murankii waxaa u fadhiya wasaaradda ganacsiga iyo rugta ganacsiga iyo masuuliyiinta shirkadaha D.P.World iyo Bil”


Loading...
Loading...