Cabdi Shotali Oo Tacsi Udiray Qoyska Reer Cabaade Geerida Ku Timid Amaal Cabaade

0
Thursday April 09, 2020 - 16:19:27 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1782
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdi Shotali Oo Tacsi Udiray Qoyska Reer Cabaade Geerida Ku Timid Amaal Cabaade

    Ilaahay janadii hageeyo marxuumada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilaahay janadii hageeyo marxuumada

Cabdi Shotali ayaa tacsi tiiraanyo leh udiraya Amal Saleebaan Abdilaahi Diiriye oo ku magacdheer Amal Cabaade, waxaanu qoyska Reer Cabaade Ehelkooga oo dhan uu ka tacsiyadaynayaa Geerida Kutimd Amal Cabaade, waxaanu marxuumada uga baryayaa in uu ilaahay janadii fardawsa geeyo god kana unuura ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdayna uu samir iyo iimaan ka Siiyo. Amiin Aamiin


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...