Dawlada Itoobiya Oo Gaadhay Talaabo Adag Oo Xanuunka Covid-19 Ku Sababay+Sawiro

0
Wednesday April 08, 2020 - 21:28:56 in News by
  • Visits: 2306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Itoobiya Oo Gaadhay Talaabo Adag Oo Xanuunka Covid-19 Ku Sababay+Sawiro

    Dawlada Itoobiya Oo Gaadhay Talaabo Adag Oo Xanuunka Covid-19 Ku Sababay+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Itoobiya Oo Gaadhay Talaabo Adag Oo Xanuunka Covid-19 Ku Sababay+Sawiro


Hargeysa(HWN):-Raysal Wasaaraha jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya Abiye Ahmed ayaa Sheegay in Xaalada degdega uu ku soo rogay dalka Itoobiya si looga hortago in faafo Xanuunka Coaranavires.

Image may contain: 1 person, sitting


Waxaana u dhignad sidan oo qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Facebook.


"Iyada oo la tixgalinayo heerka caalami ee ay gaadhsiisan tahay dhibaatada cafimaad ee COVID19 ee saamaynta bulshada, siyaasadeed iyo dhaqaalaha, Dowlada Federaalka ee Itoobiya waxay usbuucyadii lasoo dhaafay waday talaabooyin kaladuwan si ay u diyaariso ugana jawaabto si ku haboon.

No photo description available.
Image may contain: 1 person, sitting
Image may contain: indoor

Tallaabooyinka ilaa hadda la qaaday waxay la mid yihiin falanqayn isdaba joog ah oo ku saabsan caqabadaha soo ifbaxaya. Iyada oo masiibada COVID19 ay u sii socoto si caalami ah iyo qaran ahaanba, Golaha Wasiirrada ee Dowladda Itoobiya waxay go’aamiyeen Xaalad Degdeg ah sida ku xusan qodobka 93aad ee dastuurka.


Raiisel wasaare Abiy Ahmed wuxuu ugu baaqayaa dhammaan cid kasta in la raaco tillaabooyinka qeexi doona Xaaladda Degdegga ah ee fayraskan iyo in si adag loo raaco tilmaamaha Wasaaradda Caafimaadka.

Image may contain: 1 person
Image may contain: 2 people, people sitting

 

Loading...
Loading...