Markii Iigu Horaysay Ee An Berbera Tago

0
Sunday February 03, 2019 - 07:45:22 in Articles by Super Admin
  • Visits: 1123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Markii Iigu Horaysay Ee An Berbera Tago

    Halka hargeisa ay noqotay magaalo caasimad u eg ah wadooyin burburay bilic xumo nadaafad qashin daadsan jidadka caasimada moyarka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halka hargeisa ay noqotay magaalo caasimad u eg ah wadooyin burburay bilic xumo nadaafad qashin daadsan jidadka caasimada moyarka
Markii igu horaysay ee aan tago  degmada berbera ayey ahayd  waxaan arkay waxaan taariikhda dalku marna hilmaami karayn  wadooyin  kuwii u dambeeyey  berbera oo laga wado  horumar kor loogu qaadayo bilicda caasimada berbera iska daayo marna ishaydu may qaban  qashin iyo gadiid qashin sida

Taariikhdu ma hilmaami doonto ilaahayna qarin mayo  ninkii dadkiisa iyo dalkiisa danaynaya inuu wax u qabto

Berbera waxaad mooda  caasimadii dubia  oo kale  ninka ku tagrifalayaaya  cashuurta shacbiga laga soo ururiyo  haduu dhuuntana dhabarkaa muuqda


 Berbera waa caasimada dalxiiska jsl moyar cidin sii wad

Halka hargeisa ay noqotay  magaalo caasimad u eg ah  wadooyin burburay  bilic xumo nadaafad qashin daadsan jidadka caasimada  moyarka  hargeisa waxa looga baahan yahay  golahiisa deegaanku in aanay xumaanta  la dugsan oo ay diyaariyaan moshin  ka dhan ah oo xilka lagaga qaadayo moyarka iyo k xigeenkiisa  sidii  sharafta lahayd ee ay xilka uga qaadeen golaha deegaanka deg boorame moyarkii  boorame 
Hargeisa manta shacbigu aad bay uga niyad  jabsan yahiin doorashadii iyo dedaalkii ay u hureen golaha deegaanka hargeisa

Moyar  waxa kuu sharaf ah adigoo is casila

wax qabadkaaga  ku wajahan caasimada berbera   Halka aad ku farxaysid waqti kasta berbera   iyo ashqaraarka bilicda wadooyinka  berbera markaad dhex istaagtid       

Waxa  uu moyarka hargeisa uu dhaxal siiyay  tacabkii bulshadii soo dooratay  niyad jab qanac waxqabad la an  maamul xumo  xafiis aanu kasoo xaadirin waqti kasta  taas oo sabab u noqotay in doorashadii ugu dambaysay ee  madaxtooyada  waxay  bulshadii caasimadu dib uga istaagen  in ay qaatan kaadhka cod bixinta  dibna uga istaagan in ay sax oo  xalaal ah u codeeyan  iyagoo ku diiday  waxqabad la anta  goolayaasha deeganka ee dalka  gaar ahaan caasimada  maan arag moyar iyo goole deegan oo ka liita  ka cadaalad xun moyarka hargeisa  oo ka karti waxqabad daran marka la barbar dhigo moyaradii soo maray caasimada hargeisa  ilaa eng maxd hashi  cowl cilmi cabdale  moyar cadami moyar jiciir

Xil madhan maamul la an tariikh xumo fahan la an xilka umada codkoodi ay ku siiyen waxqabadka mayarka waxa inogu  filan wadooyinka caasimada hargeisa  ciida iyo qashinka daadsan jidadka caasimada hargeisa  madaxwaynaha jsl oo ku amray in lagu dhiso dhaqaalaha  dawlada dhexe wadooyinka ka yimaada airport iyo wadada marta dhakhtarka wayn ilaa carwada dawlada dhexe  halka moyarka berbera uu dhisay 65 wado oo wadada ugu yar ay tahay  8km  indhahaa  u macalin ah  fadlan  muwaadin aragtida indhahaga ku daawo berbera iyo hargeisa kadib qiime  waxqabadka labada gole deegan  waxa  kale oo kusoo batay waqtigii  xukumadii hore ee siilanyo aragtiyaha dadwaynaha eek u wajahan wax qabadka moyar cidin in lagu maamuso shahaado sharaf ka samaysan dahab   madaxwayne siilanyo waa markii ugu  horaysay ee lagu maamuso  moyarka ugu wax qabadka badan dalka  moyar cidin

 Moyarka caasimada hargeisa waxa lagu xasuusan karaa  maamul xumada   masuuliyad darada    isagoo aan u xaqsoorin shaqaalaha uu xukumo  isagoo ku shaqeeya qabiil  oo uu Shaqaalahi dhamaan dib looga eryey  dawlada hoose ee cunay dhulka danta guud  dakhligii iyo bugaagta dawlada hoose ku takri falay isagoo danaynaya  dano gaar shaqsiyeed oo ka leeyahay dib usoo celintooda  moyarka oo ku sababeeyey soo celintooda  in ay yahiin shaqaale waayo arag ah  eng maxd hashi isagoo ku soo rogay imtixaankii dawliga ahaa dawlada hoose si loo helo shaqaale tayo iyo aqoon leh

 Iyadoo  ay caasimada hargeisa soo mareen moyaro  kala waqtiyo qaar ah xukumayey  caasimada hargeisa ha ahaadeen moyaro waqtigaa laga soo magacaabayey  xafiiska madaxtooyada  dalka  hadana taariikhda iyo soyaalka dalku marna ma hilmaami karo  in la xuso  waxqabadkii kala du duwanaa ee ay  ka qabteen caasimada hargeisa  dhiskeeda bilicdeeda arimaha nadaafada caasimada hargeisa  moyaradaa ka soo taliyay maamulka dawlada hoose waqtiyadaa mudo xileedkooda moyarnimo moyar cadami moyar jiciir  moyar cawl  taarikhda ayaa xusi doonta taarikhdoodi wax qabad  ee ay la yimaadeen

Fayo-dhawre madax bannaan                     

la soco

0634130821

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...