Ma Jiraa Qof Aad Garanayso Oo Weli Ku Xidhan Jeelasha Bilayska Iyokuwa Toosinta?

0
Tuesday April 07, 2020 - 09:16:17 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Jiraa Qof Aad Garanayso Oo Weli Ku Xidhan Jeelasha Bilayska Iyokuwa Toosinta?

    Intii xanuunka faafa ee Corona ka dilaacay Adduunka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Intii xanuunka faafa ee Corona ka dilaacay Adduunka,
wuxuu Madaxweynaha Soomaalilaan mudane Biixi saamaxaad guud u fidiyey maxaabiistii dalka ku xidhnayd ee aan dembiyada waaweyn ku xukunayn, sida Kufsiga, Gacan ku dhiiglenimada iyo Budhcadnimada.

 

Haddaba hadii uu jiro qof weli xidhan oo aan soo gelayn dembiyada kor ku xusan, adigoo ka faa'ideysanaya fursaddan, waxaa suurta gal ah in aad damaanad Caaqil ama mid lacageed laguugu soo daayo maxbuuska. La xidhiidh garyaqaanada lambarradoodu yihiin 0636282434/5/6/7/8/9.

 

Dowladaha caalamku uma sheegayaan sida xanuunkani dunida u saameeyey, iyagoo ka baqaya in sharcigu gacanta ka baxo. Toosa oo isku tiirsada, farriimahana weeleeya.

 

Bashiir Tarabbi Oogle


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...