UK , Ethiopia Iyo Beesha Calamka Waxa Aanu Ka Codsaneynaa In Dib U Eegis Iyo Qaadis Lagu Sameeyo Xadka Qadiyey Ee Qaybiyey Qoomiyada Gadabuursi !!

0
Saturday April 06, 2019 - 10:31:14 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1688
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    UK , Ethiopia Iyo Beesha Calamka Waxa Aanu Ka Codsaneynaa In Dib U Eegis Iyo Qaadis Lagu Sameeyo Xadka Qadiyey Ee Qaybiyey Qoomiyada Gadabuursi !!

    By Dr.Khadar-Libaaxley.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

By Dr.Khadar-Libaaxley.


Markhaati iyoDhageystayaal fiican kamasii noqon karno( Raamsiga, dharagaiyo tookha Madaxnimoee Jigjiga, Djabuutiiyo Hargaisa )



Siyaasadu waageedka nolosha oodhami ka farcantohadey tahay horumarkabulshada, dhaqaalaha, difaacaiyo aqoonta laamaheeda kaladuwan.


Marka labarbar dhigo Qoomiyadahada kaleee haysta Madaxnimada Jigjiga, Djabuuti iyoHargaisa , QoomiyadaGadabuursi ee Deegaankaku ah wadamadaDjabuuti ,jigjiga iyo Hargaisaintaba midna kamamuuqdaan Saameyn Siyaasadeed iyomid dhaqaale ooah furayaasha noloshaqaybaheedu hoos hadhsato.


Darajada ugusareysa ee Gadabuursihaystaa waa KuXigeen Madaxweyne iyoWakiilo oo Dustuurkugacmaha ka xidhay ,hawl madaxda kasareysaa u igmatomooyee aan waxkale buuga xilguda-shada ugu oolin ;marka ay noqotoDawlad iyo haybadeediyo magacataariikhda dawlada galayaee hadiyo jeerdawlada hal-qabsi xasuuseedu noqonayaa waakan madaxweynaha .


Waxa sooraaca xubno tiroyar oo wasiiroah balse aadiyo aadu habrasho badanmarka ay noqotowax-tarka dadka iyodeegaanka ay matalaansababtuna tahay habrasho ayka habranayaan cidamagacaabeysa iyaga oou badan madaxweynayaal aaneyisku haybaheyn oowax saarkeeda leh iyodadweynaha Hargaisa oohad iyo jeertan iyo waligeedba ka dukaansanjiray fursadaha yaalaxafiisyada wasiirada gadabuursiga luf-lufiyo feenashaba haahaatee; sii socoshada arintaasina ma’ahamid sii wadikarta masiirka iyomustaqbalka qoomiyadaasi gadabuursi.


Dhalinyaradagadabuursi waxa aycaayaan, canaantaan ,quus iyo niyadjabna ka joogaanmadaxdooda siyaasada iyodhaqanka ; balse xaqiiqadaiyo waaqaca dhabtaah uu kasal balaadhanyahay intaaad moodaysaan dhibtaugu weyn eejirtaa waa saameynta uuka tagey (Xadka 3 Dalu Qaybiyey QoomiyadaGadabuursiga , waaHargaisa, jigjiga iyo Djabuuti ) .


Dhalinyarooy XadkaBorama dulmaraa waacaqabada ugu weynee haysatagadabuursiga 3 dancaasimadood eetalladoodu hoos timaado, waayo Dawladnimadaiyo maamulada caasimadahani 50 kiisanno eeina dhaafay illaamaanta waxa aytahli kari waayeenin ay soodhaafaan siyaasad ahaaniyo dhaqaale ahaanba 90% korintaiyo dhisida bulshooyinka ehelkadhow u ahcaasimadahaasi , isla markaasnaka dhigay dheeftiiiyo Dheecaankii Dawladnimo lahayd 90% kuwoku dul Bururaoo sida dhibicdaroobka ugu dulDa’ Dadka iyoDeegaanka Caasimadahan Hayb-raacau ah , Arintaasi ma’aha midka turjumaysa masiirkaiyo mustaqbalka QoomiyadaGadabuursiga ee kudaba fayla talladataalla 3 dancaasimadood mana ahkuwo dabooli kara tabashooyinkooda, haday Daboolikarayaana uma muuqdaankuwo u hagarbixi kara tabashooyinka dhanwalba leh eegoor iyo ayaanla joogaba kadhex oogan Qoomiyadatan talladuka baahday; Xaqiiqadanaan sheegayo waxaDaliil u ahMuuqasho La’aanta QoomiyadaGadabuursi dhaqaale ahaan, siyaasad ahaaiyo saameyn bulshoahaan ba ee3 Dan Caasimadood;


1.) Dhankasiyaasada waa raguu dastuur xayirayiyo in habraneysa.


2. ) Dhanka dhaqaalaha malahaganacsade caan baxayoo gayiga lagayaqaano aan aheynqofaf wakiilo u ah GanacsatadaQoomiyadaha kale eeay dhiseen nidaamyadaiyo maamulada caasimadaha Djabuuti,Jigjiga iyo Hargaisaee tallada QoomiyadaGadabuursigu hoos tagto; waxawaxaasi oo dhamiku dhaceen waatallo aan loogaariminaynin gurigooda iyohagar-daamada uu kuhayo xadka QaybiyeyQoomiyada ee Boramadul-mara.


Xalka Saxdaah :


1.)Waxauu yahay inxadka qaybiyey eeqadiyey qoomiyadan gadabuursidib u eegisiyo wax iskaweydiin loo dhanyahaylaga yeesho, iyadaoo marka laguqanco in uucaqabad buuxda yahay ,Danta qoomiyadana aanunasteex u aheynloo baahanyahay in laga tashadosi wada jirah sida ugumacquulsan ee looqaadi karo xadkaniyada oo lalakaashanayo Dawladaha uukhuseeyo.


2.) Waxala yidhi ( Markaweylaha la arkoayaa Lo’da LaMaalaa !!) Qoomiyadani Gadabuursi waxaay baahi weynu qabtaa inlooga talliyo gurigoodadhexdiisa oo aanlooga tallinin Caasimadaaney Deegaanu aheyn islamarkaana ku habraneynCid kasta ooiyaga siyaasadahaan Mataleysa ; waayosida dabeeciga ahODAY kastaa QoyskiisaGURIGIISA ayuu ugadhex TALLIYAA eeGuri kale ugamaTALLIYO.


3.) Dawladaha UK & Ethiopia waxaaanu si xushmadiyo qadarin lehuga codsaneynaa idinkuna garab taaganahayin Dib ueegis , waxkabadal iyo Qaadislagu sameeyo XadkaQaybiyey ee QadiyeyQoomiyada Gadabuursi.


Fiiro gaara:arintanima'aha u jeedo hooseoo aan kumaagayo madaxweyne kuxigeenka hada talladahaya , xaasha Lilaahisharaf iyo qadarinqofeed ayuu igamudanyahay balse xaqiiqadagodka aan kahadlayaa waa midjirta oo khuseysaqof kasta oosiyaasada u matalayaoo imanaya dhankaqoomiyada gadabuursiga horeyiyo imikaba.


Dr.khadar -Libaaxley

[email protected]

[email protected]

Regional political analysts

4/5/2019

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...