'' Kaftanka Maanta , Makaroonihiina Miyaa Ku Darsateen ''.

0
Monday April 06, 2020 - 15:46:48 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Kaftanka Maanta , Makaroonihiina Miyaa Ku Darsateen ''.

    Sheekaba sheeko ayay keentaaye , waxa la yidhi waagii dadku badawda ahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekaba sheeko ayay keentaaye , waxa la yidhi waagii dadku badawda ahaa
, ayaa reero wada yaala meel miyi ah , qoys ka mida odaygooda oo magaaladda ku maqnaa u keenay safar , safarka odaygu keenayna waxaa ka mid ahaa Bahalkan la karsado ee makaroonaha loo yaqaano kaasoo waagaa geyiga soomaalidda ku cusbaa .

 

Dabeeto islaan reeraha wada yaala ka mida oo aan makaranooha aqoonin dhegtana ka maqlaysay in qoyskan jaarkooda loo keenay ayaa maalin reerkii safarku u yimi u wareegtay , dabeeto islaantii shaah baa loo keenay , markaasaa islaantii oo ka yaabtay shaaha macaankiisa makaroonahana maqalkisa madaxa ku haysay baa is tidhi mala shaaha galabta makaroonihii la sheegayay ayaaba laggu daray markaasay tidhi , oo hooyo galabta shaaha ma makaroonihii la sheegayay baa ku darsateen shaahu wax ka macaane , imika waa halka islaantaase , xilalkii badnaa ee la sheegayay xoghayihii gudidada carronihana miyaa ku darsateen , ilayn waatan xuseen dayr loo magacaabay xoghayahii guud ee gudidada karonafayraskee .

 

Ahmed Nour Guruje


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...