Agaasime Ka Tirsan Wasaaradda Caafimaadka Somaliya Oo La Xidhay

0
Monday April 06, 2020 - 14:40:09 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1935
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasime Ka Tirsan Wasaaradda Caafimaadka Somaliya Oo La Xidhay

    Wasiir Fowsiya oo shir jaraa'id ku qabatay Magaalada muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Fowsiya oo shir jaraa'id ku qabatay Magaalada muqdisho

 



Dhawaan waxaa la xirey Agaasimaha qeybta Maaliyadda ee Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya,kaas oo la sheegay in loo heysto arrimo la xiriira lacago loogu talo galay COVID 19 oo la musuq maasuqay,waxaana maanta ka hadashay wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya.

 

Wasiir Fowsiya oo shir jaraa’id ku qabatay Magaalada muqdisho ayaa waxaa ay sheegtay in Agaasimaha oo lagu Magacaabo Maxamuud Maxamed Buulle la xirey 4-tii Bishaan xilli habeen ah,isla markaana ilaa iyo hadda aan lala wadaagin sababaha loo xirey.

 

 

Waxaa ay hadalkeeda intaasi ku dartey inay socdaan baaritaano ku aadan sababta loo xirey,isla markaana arrintaasi ay kala kaashanayaan xeer ilaalinta Qaranka,Hanti dhowrka,iyaguna ay diyaar u yihiin baaritaan waafi ah.

 



 

Loading...
Loading...