Xalka Qaadka Ethopia Ka Imanaya - Waa Qaadka Ay Maydhaa Wasaaraddacaafimaadka 8da Todobaad Ee Soo Socda.

0
Monday April 06, 2020 - 09:35:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 895
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xalka Qaadka Ethopia Ka Imanaya - Waa Qaadka Ay Maydhaa Wasaaraddacaafimaadka 8da Todobaad Ee Soo Socda.

    Hadday QAADKA imanaysa SOMALILAND ay wasaaradda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadday QAADKA imanaysa SOMALILAND ay wasaaradda
Caafimaadka kula wareegto wajaale gebigiisaba oo ay INTAAN dadka aanuu soo gaadhin aaanay soo marin ( process) in jawaankasta la dhex geliyo biyo xaraaradeedu gaadhsiisantay heer kul dilaya Virus ka COV19 DABADEEDNA KU Celiso dadkii lahaa kharashkuna qaadka dusha kasii fuulo oo yara qaali garoobo sidaa cudurka qaadka sido waa lagu yarayn karaa. Waa  hubaal inay qaadkale oo kulayl lagu  soo maydhin Keenaan hubaal wuxuu noqonayaa qaad ka  jaban ka wasaaradda caafimaadka soo maray markaa dadku way kala garanayaan. Ta labaad dadka waxaa la farayaa qaadka markaad iibsanaysaan fara QAAWAN ha ku taabanina illaa aad biyo  kulul gelisaan.  Sidani FIGRAD laakiin Xukuumadda  iyo wasaaradda caafimaadku way  sii develop karaan . Waxay talaabadani noqonaysaa  ka hor tag in dad aad u badani inaga dhintaan. Dadka  aan qaadka cunini waa inay ka fogaadaan labada bilood ee soo socda.



Waxyaalaha balwadaa ee mujtamacyadu ku ibtiloobaan sida gaaladu khamriga ugu ibtiloobeen bay soomaalidu qaadka ugu ibtiloobeen markaa dawladaha gaalada ahi khamriga ma ka joojin karaan dadka laakiin  dadka  ayey cilmigooda iyo garaadkooda kor u qaadaan oo dhibaatooyinka khamriga baraan waana mushkilad ay maamulaan dhibaatana ku hayaa mana joojin karaan. Inaga qaadku lama joojin karo qofka leh ha la joojiyo waa HABAR FADHIDA LEGDAN WAX UGA FUDUD. 
QAADKU MAAMUL JOOGTA AH BUU U BAAHANYEY  IYO IN LA SAMEEYO WASAARADDA QAADKA OO WASAARAD AAD U MUHIIMA AH OO INAGA INOO GAARA WAAYO WAA DHIBAATO XOOG WEYN OON WADAMADA KALE  AAN HAYSAN.


M BASHE

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...