Soomaaliya oo xaqiijisay kiisas cusub oo Coronavirus ah

0
Saturday April 04, 2020 - 18:00:23 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1488
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo xaqiijisay kiisas cusub oo Coronavirus ah

    Muqdisho(HWN):-Dowladda Soomaaliya ayaa soo warisay in kiisaska cudurka coronavirus ee Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(HWN):-Dowladda Soomaaliya ayaa soo warisay in kiisaska cudurka coronavirus ee Soomaaliya

Muqdisho(HWN):-Dowladda Soomaaliya ayaa soo warisay in kiisaska cudurka coronavirus ee Soomaaliya ay korodhay.



Qoraal kooban oo ka soo baxay wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in laba kiis oo cusub laga xaqiijiyay Soomaaliya.

Sida ay warisay wakaaladda wararka Soomaaliya ee SONNA, mid ka mid ah labada qof ee la xaqiijiyey in uu ku dhacay covid19 ayaa ah qof ajnabi ah halka bukaanka kalana uu yahay muwaadin Soomaaliyeed.

Tani ayaa ka dhigeysa ka dhigeysa guud ahaan kiisaska cudurka coronavirus ee Soomaaliya iney tahay 7 sida ay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka.

Xigasho:-VOA-Somaliland

Loading...
Loading...