Mahadhooyinka bishii tagtay...W/Q Ayuub Talaabo

0
Saturday April 04, 2020 - 12:59:35 in Articles by
  • Visits: 912
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mahadhooyinka bishii tagtay...W/Q Ayuub Talaabo

    Mahadhooyinka bishii tagtay...W/Q Ayuub Talaabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mahadhooyinka bishii tagtay...W/Q Ayuub Talaabo


Waxa markii ugu horaysay isla aloosmay heerkii u saraysayna gaadhay caabuqa covid19.


Waxa dhakhtarka u galay jilaagi .loo jeclaa filmada musalsalka jacaylka ee MUANAD xanuunkan awgii. balse hda kaso baxay.

Image may contain: 1 person, sunglasses, beard, closeup and outdoor


Waxa sidoo kale isna dhakhtarka u jiifa weeraryahanadii inta badan loo baneeyey masraxa garoomada afrika iyo caalmka sanadihii tegay waa SAMUEL ETO iyo DIDIER DROGBA.


sidaa si lamid ah waxa markii ugu horaysay isla bishan la diiwaan geliyey inuu ruush ku caawiyey USA in mudo ah dabdeed diyaarad sida agabka lagaga gaashaanto caabuqan.


Waxa la diiwaa geliyey in wadanka france dhacay diyaarad sida gargaar caafimaad.


Waxa markii ugu horaysay somaliland laga helay labo kiis oo isla caabuqana.


Waxa somaliland sare u kacay isweydiinta wixii qabsoonay 30kii sano ee lasoo dhaafay iyo halka loo socdo sanadaha soo socda.


Sidoo kle waxa ka aloosmay somaliland codsi kasoo yeedhaya salaadiinta somaliland ugu mudan oo ku aadan inay qayb ka noqdaan wada-hadalada somaliland iyo somaliya.


Waxa xusid mudan inay sare u kacayso tirada xubnaha midnimo doonka ah oo ku abuuray xaalad cusub dadka reer somaliland.


Waxa markii ugu horaysay xaal bixiyey fanaan somaliyeed(bk) oo siiyey somali kale.


Waxaa caawa markii ugu horaysay somaliland u dhexqaadaya si siman sadexdan arimood.


1 lagaadalanka caabuqa COVID19


2. Qancinta salaadiinta wada-hadal doonka ah 3.iyo shukaansiga ay wadaan xubnaha midnimo doonka ahi.


Maxaa keenay in maanta saladiintu dalbadaan wada-haladal iyadoo COVID19 laga cabsabayo?
Maxaa kor uqaaday guuxa midnimada somaliyeed iyadoo dunidu la tacaalayso isla COVID19?


Jawaabta akhristayaashan u dhaafayaa!

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...