Madasha Xisbiyada Qaran Somaliya Oo War Cusub Ka Soo Saaray Doorashada
Madasha Xisbiyada Qaran Somaliya Oo Sheegay inaanay Aqbalayn Dib Udhac Ku Yimaada Doorashada
Muqdisho (HWN) War
Saxaafadeed ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran Somaliya kana kooban afar iyo
toban qodob ayaa lagaga hadlay mowqifka madasha ee qabashada doorashada
Somaliya.
Madasha waxa ay sheegtay in ay doonayaan in doorashadda ku dhacdo waqtigii loogu tala galay, islamarkaana aysan aqbali doonin wax dib u dhac ah.
Loading...
Loading...