Raysal Wasaare Khayre Oo Dawlada Norway Kala Hadlay Xakamaynta Cudurka Covid-19

0
Friday April 03, 2020 - 19:17:01 in News by
  • Visits: 1033
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaare Khayre Oo Dawlada Norway Kala Hadlay Xakamaynta Cudurka Covid-19

    Raysal Wasaare Khayre Oo Dawlada Norway Kala Hadlay Xakamaynta Cudurka Covid-19

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaare Khayre Oo Dawlada Norway Kala Hadlay Xakamaynta Cudurka Covid-19


Muqdisho(HWN):-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudaneXasan Cali Khayreiyo wasiirka arrimaha dibadda Norway,Ine Eriksen Soreideoo maanta yeeshay kulanka dhanka internet-ka ah (video conference), ayaa ka wada hadlay xoojinta xariirka labada dowladood, dadaallada lagu xakameynayo COVID-19 iyo arrima kale oo muhiim ah.




Ra’iisul Wasaaraha Jahuuriyadda oo dowladda Norwey uga mahad celiyay taageerada hanaanka deyn cafinta Soomaaliya iyo gaaritaanka Barta Go’aanka (decision Point), ayaa caddeeyay in dowladdu sii wadeyso dadaallada deyn nadiifinta inta laga gaarayo Barta dhammaadka (completion point).


Ine Eriksen Soreide oo dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu habmalyeysay guusha uga soo hoyatay dadaalladii deyn cafinta ayaa ballan qaaday in dowladda Norway ay sii wadeyso garab istaagga dowladda, si loo dhammeystiro geeddi socodka soo kabashada iyo horumarka ummadda Soomaaliyeed.


Dowladda Norway ayaa qayb ka ah waddamada dowladda Soomaaliya ka taageera nabadayta, xasiloonida iyo barnaamijyada horumarinta

—DHAMMAAD—-

Loading...
Loading...