Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Geerida Ciyaartoy Reer Somaliland Oo Yeman Ku Geeriyooday Iyo Qoyskiisa Oo Uu La Xidhiidhay

0
Friday April 03, 2020 - 16:29:03 in News by
  • Visits: 3491
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Geerida Ciyaartoy Reer Somaliland Oo Yeman Ku Geeriyooday Iyo Qoyskiisa Oo Uu La Xidhiidhay

    Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Geerida Ciyaartoy Reer Somaliland Oo Yeman Ku Geeriyooday Iyo Qoyskiisa Oo Uu La Xidhiidhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Geerida Ciyaartoy Reer Somaliland Oo Yeman Ku Geeriyooday Iyo Qoyskiisa Oo Uu La Xidhiidhay


Muqdisho(HWN)):-Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka hadlay geerida ku timid ciyaartoygii weynaa ee reer soamliland Marxuun Siciid Ducaale oo ku geeriyooday dalka Yeman.

Somalia's president gives up U.S. citizenship after two years in ...


Madaxweyne Farmaajo ayaa khadka teleefanka kula xidhiidhay marwadii iyo qoyska uu ka baxay halyeeygii Xulka Qaranka ee Kubadda Cagta iyo Kooxda Horseed Marxuum Siciid Ducaale oo ku geeriyooday magaalada Cadan ayaa uga tacsiyeyay geeridan xanuunka badan.


Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuum Siciid Ducaale uu ahaa ciyaaryahan magac iyo sharaf u soo hoyay Xulkeenna Qaranka iyo kooxihii uu matalay ee gudaha iyo dibadda.


"Innaa Lilaahi wa innaa Ilayhi Raajicuun. Alle ha u naxariisto halyeey Siciid Ducaale, qoyska, Qaranka iyo guud ahaan bahda Isboortiga Soomaaliyeedna ha ka siiyo samir iyo iimaan.”


Marxuum Siciid Ducaale wuxuu usoo ciyaaray Xulalka Qaranka ee Soomaaliya iyo Yemen, isaga oo sidoo kale u ciyaaray kooxda Horseed iyo kooxo ka dhisan Imaaraadka Carabta, Masar iyo Yemen.

Loading...
Loading...