Ciyaaryahanada Didier Drogba Iyo Samuel Eto'o Oo Qaarada Afrika Ka Difaacay Qorshe Ku Saabsan Covid-19

0
Friday April 03, 2020 - 16:18:03 in News by
  • Visits: 1511
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaaryahanada Didier Drogba Iyo Samuel Eto'o Oo Qaarada Afrika Ka Difaacay Qorshe Ku Saabsan Covid-19

    Ciyaaryahanada Didier Drogba Iyo Samuel Eto'o Oo Qaarada Afrika Ka Difaacay Qorshe Ku Saabsan Covid-19

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahanada Didier Drogba Iyo Samuel Eto'o Oo Qaarada Afrika Ka Difaacay Qorshe Ku Saabsan Covid-19


Labo ciyaartooy oo caan ah oo kasoo jeedo qaaradda Afrika ayaa cambaareeyay hadal kasoo baxay labo dhaqtar uu dhashay Faransiiska kuwaas oo soo jeediyay in tijaabada tallaalka cudurka Covid-19 marka hore lagu tijaabiyo dadka Afrikaanka ah.

CAF's chief names Cameroon's Eto'o and Cote d'Ivoire's Drogba as ...


Labada dhaqtar ayaa waxay ka qeybgalayeen dood ka baxday telefishin ka soo baxa Faransiiska.


Didier Drogba wuxuu sheegay in Afrika oo ka hadlay dhawaaqa ka soo baxay dhakhaatiirtan ayaa sheegay inaanay Afrika ahayn dhaybaadh lagu fuliyo tijabooyinka.


Halka ciyaartooygii hore ee u dheeli jiray xulka Cameroon Samuel Eto'o uu ku tilmaamay dhaqaatiirta inay yihiin 'dad dilaa ah'.


Hadalka kasoo baxay dhaqaatiirta ayaa waxay si weyn u dheleeceeyay ururada kasoo jeedo midab takoorka iyo dad kale oo uga hadlay baraha bulshada.


Koowdii bishan April ayay aheyd markii telefishinka laga leeyahay Faransiiska ee LCI uu wareysi la yeeshay labada dhaqtar ah ee kala ah Dr Jean-Paul Mira iyo Dr Camille Locht ay sheegeen in tijaabada tallaalka looga hortaggayo cudurka Covid-19 marka hore lagu fiiriyo Afrika.

Loading...
Loading...