Ninkaan Garasho Lahayn Garaacashu Leeyahay. Q: Abdishakur Gande.

0
Saturday April 06, 2019 - 07:45:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1303
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ninkaan Garasho Lahayn Garaacashu Leeyahay. Q: Abdishakur Gande.

    Dadka baa jecel in loo hiiliyo misana ay wax micno u samayn ama aanay abaal iyo maamus siinin cidii u hiilisay xiligii halganka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadka baa jecel in loo hiiliyo misana ay wax micno u samayn ama aanay abaal iyo maamus siinin cidii u hiilisay xiligii halganka.
Kuwaasi waxay amaan mooye way neceb yihiin dhaliil. Ma laha adkaysi mucaaridad ay ku xamilaan, muxaafidna ma xeeriyaan. Ma laha indho arka wanaaga qofka balse waxy arkaan culayskiisa. Adigoo halgamayuu u muuqan waxtarkaagu halka dhinaca lidka isku tihiin ka ladi laayahay culayska aad ku hayso iyo miisaanka aad u leedahay dhinacaa la safan tahay. Taasi waxay noqonaysa maahmaahdii somaliyeed ee ahayd "Nin garashu wax ku gartaa, ninna garaacashi".
.


Nin garasho leh baa gudda waxaad gayso. Nin garaacasho lehna wuxu gartaa waxaad gasho.
.
-Qofku intu kutari karo ayuu ku yeeli karaa-


Nin waxtarkaga garan wuxu garta waxyeladada
.Qof waxtarkaaga garan waayay. Ma fahmi karo amuskaaga waayo wuxu wax ku garta Adna qiimahaaga kaga heshaa.
.

Qoraalka qofba sibu uqaadan kara! Qof mooda fariin, Qof moda garnaqsi qof uqaata tabasho & qaar uqaata qorshe 2aad & qaab siyasadeed balse ujedada dhabta a lama wada garan karo.
.

Abdishakur Gande
634200882 / 634454882 / 654200882
Hargaysa, Maroodijeex Somaliland
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...