Somaliland Iyo Yool La Aanta Haysata

0
Friday April 03, 2020 - 10:33:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1713
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Iyo Yool La Aanta Haysata

    Waxaan salaamayaa dhamaan reer somaliland intaa kadib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan salaamayaa dhamaan reer somaliland intaa kadib

SOMALILAND intii kadanbaysay doorashadii waxa haysata hagaan la aan ama hogaan yool cad leh.



Dalku waxa uu ubaahan yahay hogaan yool ujeexa dadka ama rajo u abuura shacabka somaliland uma baahna m/wayne ku mashquula sida uu isaga celinayo labada xisbi mucaarad lkn dalku waxa uu ubaahan yahay hogaamiye (vison) leh oo dadka wadda ujeexa.


Hogaamiye aan fikirkiisu aanu (local) ahayn.


Hadaba wakhtigan xaadirka ah somaliland waxa muuqda in aanay hayn hogaamiyahaas waana marxaladii ugu dkayd  ee somaliland soomarata.

 

waxa dalka horyaala dawaladii somalia oo sii xoogaysanaysa beeshii caalamka oo maamulka somaliland kasii quusanaysa sababo badan awgood oo ay khilaafka doorashadu kow ka yahay.


waxaas oo dhan ayaa ina hor yaal cidii kasaari lahayd na ma muuqato.

 Lkn ilaahay baynu leenahay.

 

By Ahmed

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...