Wasiir Mushaharka Uu Qaadan Lahaa Sannadka Ugu Deeqay Ladagaalanka Coronavirus

0
Friday April 03, 2020 - 09:48:41 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Mushaharka Uu Qaadan Lahaa Sannadka Ugu Deeqay Ladagaalanka Coronavirus

    "ayaa sheegay inuu mushaharkiisa sannad buuxa ugu deeqay hawlgalada"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"ayaa sheegay inuu mushaharkiisa sannad buuxa ugu deeqay hawlgalada"

Hargeysa(HWN)-Wasiirka maaliyadda Djibouti Ilyaas Muuse Dawaale, ayaa mushaharkiisa sannadkan ugu deeqay la dagaalanka cudurka Covid_19 ee dunida ku habsaday.

 

Wasiir Ilyaas, ayaa sheegay inuu mushaharkiisa sannad buuxa ugu deeqay hawlgalada ka dhanka ah cudurkaas ee ka socda Djibouti. Talaabadan ayaa waxa si weyn u soo dhaweeyay shacabka Djibouti iyo wasaaradda caafimaadka ee dalkaas oo sameeyay qorsheyaal tiro badan oo lagaga hortagayo xanuunkaas.


Loading...
Loading...