Muusow Iscasil Hogaamintii Dalka Waad Ku Fashilantee..W/Q Cabdiwahaab Unity

0
Wednesday April 01, 2020 - 17:27:44 in Articles by
  • Visits: 1171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muusow Iscasil Hogaamintii Dalka Waad Ku Fashilantee..W/Q Cabdiwahaab Unity

    Muusow Iscasil Hogaamintii Dalka Waad Ku Fashilantee..W/Q Cabdiwahaab Unity

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muusow Iscasil Hogaamintii Dalka Waad Ku Fashilantee..W/Q Cabdiwahaab Unity


Fadlan madaxweyne is casil waxaad ku guul-daraysatay hogaamintii dalka ee lagu doortay!!

Image may contain: 1 person, sitting


Waxaad si kasa halis u galisay caafimaadka iyo bad-qabka shacabka somaliland ood kusoo daysay aafada cudurka dilaaga ah ee coronovirus! Aafada diyaarada ethopia airline!


Maanto kale waxaa mudan in golaha xeer-dejintu soo jeediyaan mooshin ka dhana madaxweynaha oo xilka-xayuubin ah!!


Shacabka somaliland waxay xaq kuugu leeyihiin inay kugula xisaabtamaan dhibkastoo usoo gaadhsiiyo cudurkaasi!!

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...