R/W hore ee Soomaaliya Nuur Cadde oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska

0
Wednesday April 01, 2020 - 11:57:53 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1675
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    R/W hore ee Soomaaliya Nuur Cadde oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska

    Geerida Ra'iusl Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa waxaa xaqiijiyey Wiilkiisa Xaaji Maxamed Nuur Cadde

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Geerida Ra'iusl Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa waxaa xaqiijiyey Wiilkiisa Xaaji Maxamed Nuur Cadde



Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa la xaqiijiyey in uu Maanta ku geeriyoodey Magaalada london ee dalka Ingiriiska,halkaas oo maalmihii la soo dhaafay uu ku xanuun sanayay.

 

Geerida Ra’iusl Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa waxaa xaqiijiyey Wiilkiisa Xaaji Maxamed Nuur Cadde,isaga oo sheegay in saaka 7:00 Subaxnimo uu ku geeriyoodey magaalada london.

 

 

labadii todobaad ee la soo dhaafay ayaa waxaa uu la jiifey Cudurka Coronavirus,isaga oo ku jirey Isbitaal ku yaalla Magaalada london ee dalka Ingiriiska,isla markaana lagu baxnaaninayey xaaladiisa caafimaad.

 

War-Saxaafadeed uu soo saarey Wiilkiisa Xaaji Maxamed Nuur Cadde ayaa waxaa uu ku sheegay in Meydka Marxuumka loogu Aasayo Magalada london si waafqsan Shareecada Islaamka.




Loading...
Loading...