Xildhibaan Nasir Ali Shire Oo Aflagaado Isireysan Kula Kacay Raysal Wasaare Ku-xigeenka Somalia Mahdi Mohamed Guleid

0
Sunday March 29, 2020 - 23:00:49 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 5514
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Nasir Ali Shire Oo Aflagaado Isireysan Kula Kacay Raysal Wasaare Ku-xigeenka Somalia Mahdi Mohamed Guleid

    Tanina waa xeelad ay adeegsadaan xildhibanada Madaxweyne Muuse beeshiisa ahi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tanina waa xeelad ay adeegsadaan xildhibanada Madaxweyne Muuse beeshiisa ahi.

Hargaysa (HWN) Xildhibaan Nasir Cali Shire oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland ayaa isir nacayb iyo aflagaado kula kacay raysalwasaare ku-xigeenka somalia oo ah shaqsi kaso jeeda Somaliland.


Nasir Cali Shire aflagaadada qaawan ee uu kula kacay Raysal wasaaraha Somalia ayaa u muuqata mid qabiilaysan isagoo ku tilmaamay inuu yahay qof doqon ah oo reer Somaliland.



Xilibaan Naasir waa Xildhibaan ay isu hayb yihiin Hogaamiyaha Somaliland talada maanta haya ee Muuse Biixi. waana dhaqan ay cadeysteen xildhibaanada beesha Muuse biixi cayda iyo aflagaadada kolba cidii aan iyaga hayb la wadaagin.


Mana dhacdo inay wax ka sheegaan gudoomiyaha aqalka sare Somalia oo beel ahaan wadagaan waxayna ku tusaysa aflagaadadoodu inay qabiil iyo isir ku salaysan tahay takoor iyo dhaleecayn joogto ahna kala kulmo mar walba raysal wasaare xigeenka somalia oo isagu kaso jeeda koonfurta magalada Hargeisa.

 

Tanina waa xeelad ay adeegsadaan xildhibanada Madaxweyne Muuse beeshiisa ahi.

Ceebaynta, aflagaadada, shaqsi takoorka iyo kala jeclaysigu madaxda somalia waa dhib maanta aad ugu so korodhay xildhibanada Beesha Madaxweyne Muuse Biixi.

 

Nasir Cali shire dhaleecayntiisa  uu ku sheegay waraysi gaar ah oo uu siiyay Muuqaal baahiyaha Bulsho Tv may ahayn toosine waxay ahayd isir necayb uu kula kacay raysal wasaare ku xigeenka somalia Mahdi Mohamed Guuleed.

 

Hadhwanaagnews.

Hargeisa Office.

Loading...
Loading...