Badhasaabka iyo Maayarka Berbera oo Beenniyay in Ruux qaba COVID 19 laga helay Berbera

0
Sunday March 29, 2020 - 20:52:43 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1094
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabka iyo Maayarka Berbera oo Beenniyay in Ruux qaba COVID 19 laga helay Berbera

    Badhasaabka iyo Maayarka Berbera oo Beenniyay in Ruux qaba COVID 19 laga helay Berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasaabka iyo Maayarka Berbera oo Beenniyay in Ruux qaba COVID 19 laga helay Berbera

Hargaysa(HWN):-Badhasaabka Saaxil iyo maayarka Berbera ayaa beeniyay war baraha bulshadda ee Internet-ka la isla dhex marayay oo sheegayay in qof qaba xanuunka Covid19 laga helay Berbera.
Khilaaf Ka Dhex Qarxay Maayarka Berbera Iyo Maareeyaha Wakaalada ...


Maayarka iyo badhasaabka oo maanta warbaahinta la hadlay waxay sheegeen in warkaasi aanay waxba ka jirin, isla markaana uu yahay mid bulshadda reer Berbera khal-khal lagu gelinayo.

Warkaasi ayay masuuliyiintu ku tilmaameen wax aad looga xumaado, iyagoona warbaahinta uga digay in aanay qori Karin ama faafin Karin war la xidhiidha Corona Virus ilaa wasaaradda caafimaadku shaaciso.

Waxaanay sheegeen in cidii warkaasi baahisay oo ay garanayaan sharciga lala tiigsan doono.

Hadhwanaagnews,Office
Hargeisa,Somaliland

Loading...
Loading...