War Deg Deg Ah:-Itoobiya Oo Shaacisay Dad Cusub Oo Laga Helay Xanuunka Covid-19 Iyo Tiradu Intay Marayso

0
Sunday March 29, 2020 - 19:14:55 in News by
  • Visits: 2598
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Itoobiya Oo Shaacisay Dad Cusub Oo Laga Helay Xanuunka Covid-19 Iyo Tiradu Intay Marayso

    War Deg Deg Ah:-Itoobiya Oo Shaacisay Dad Cusub Oo Laga Helay Xanuunka Covid-19 Iyo Tiradu Intay Marayso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Itoobiya Oo Shaacisay Dad Cusub Oo Laga Helay Xanuunka Covid-19 Iyo Tiradu Intay Marayso


Addis Ababa(HWN):-Dawladda Itoobiya waxa ay maanta shaacisay in ay Fayraska Corona ka heshay saddex qof oo cusub,kuwaasi oo tirada dadka xannuunkaas qaba ka dhigaysa 19 qof.




Saddexda qof ee maanta laga helay Covid19 ayaa saddexduba u dhashay Itoobiya.


Siday sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Itoobiya mid ka mid ah saddexda qof ee maanta la caddeeyey inay qabaan fayraska Corona, ayaa la weriyey inuu yahay nin 48 jir ah oo soo maray dalalka Biljam iyo Kamaruun.


Labada qof ee kale oo isku qoys ah ayaa kala ah wiil 14 jir ah iyo gabadh 48 jir ah, waxaanay degan yihiin Magaaladda Adama ee deegaanka Oromada Itoobiya, waxana la xaqiijiyey inay xidhiidh la sameeyeen qof hore oo ay isku magaalo yihiin oo Xannuunka Covid19 laga helay.


SOURCE:Fana News

Loading...
Loading...