Dhakhtar Rugcaddaa Ah, Oo Faransiis Ah, Ayaa Ku Islaamay, Markii Uu Maydkii Fircoon Baadhitaan Ku Sameeyey!!!

0
Friday April 05, 2019 - 17:24:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 3238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhakhtar Rugcaddaa Ah, Oo Faransiis Ah, Ayaa Ku Islaamay, Markii Uu Maydkii Fircoon Baadhitaan Ku Sameeyey!!!

    Bari hore ayaa maydka fircoon laga qaaday dalka masar...si loogu soo baadho dalkaasi faransiiska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bari hore ayaa maydka fircoon laga qaaday dalka masar...si loogu soo baadho dalkaasi faransiiska ...si weyn ayaa loo soo dhaweeyey meydkii fircoonkii kibray ee dhiigyo cabka ahaa ee ilaahnimada sheegtay...dhakhaatiirtii faransiisku waxay mariyeen shaybaadh dhammaystiran....waxayna ogaadeen in jidhkiisa milix ku jirto oo uu u eegyahay qof bad ku qarqoomay...dhakhaatiirtii waxa loo sheegay in fircoon badda lagu halaagay isaga oo nabi muuse eryanaaya...sidaana Qur'aanka muslimiintu haystaan sheegaayo...dhakhtarkii ugu waynaa dhakhaatiirtaas baadhay maydka fircoon ayaa amokaagay oo waxa uu booqday dalalka islaamka si uu fircoon waxa uu qur'aanku ka yidhi uu u ogaado.dabadeed waxa loo akhriyey...Aayaddii fircoon sheegaysay in jidhkiisa maanta laga bilaabo la badbaadinaayo oo la ilaalinaayo si uu u noqdo Aayad wax loogu qaato...!! dhakhtarkii weynaa oo la odhan jiray Muuriis ...inta uu dhawaaqay ayuu iclaamiyay islaamnimadiisii...kuna laabtay dalkiisii faransiiska. Allaahu akbar!!!

Turjume. C.casiis Maxamed Yoonis(ansaari).

Macalin dhiga luuqadaha/Aqoonyahan College for English.

Email:[email protected].

Facebook: abdiazizyonis.

Tell: 063 4175733.

Hargeysa,Somaliland.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...