War Deg Deg Ah:-Golaha Wakiilada Oo Go'aan Ka Gaadhay Labadii Xubnood Ee Xisbiyada Ugu Jiray Komishanka Cusub

0
Saturday March 28, 2020 - 10:56:01 in News by
  • Visits: 4178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Golaha Wakiilada Oo Go'aan Ka Gaadhay Labadii Xubnood Ee Xisbiyada Ugu Jiray Komishanka Cusub

    War Deg Deg Ah:-Golaha Wakiilada Oo Go'aan Ka Gaadhay Labadii Xubnood Ee Xisbiyada Ugu Jiray Komishanka Cusub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Golaha Wakiilada Oo Go'aan Ka Gaadhay Labadii Xubnood Ee Xisbiyada Ugu Jiray Komishanka Cusub

 


Hargeysa(HWN):-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku diiday labadii xubnood ee xisbiyada mucaaridka ahi u soo xuleen komishanka cusub ee doorashooyinka somaliland.

Image may contain: one or more people, people sitting, table and indoor


Fadhi ay maanta yeesheen xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayey ku diideen in labada xubnood ee xisbiyada mucaaridku ay ka mid noqdaan komishanka cusub.


Go’aanka golaha wakiilada ayaa ku soo beegmaya xili heshiis laga gaadhay doorashooyinka isla markaana haatan dedaal loogu jiro ilaalinta caafimaadka bulshada.

Loading...
Loading...