Wasaarada Amniga Somaliya Oo Ka Jawaabtay Eedo Uga Yimid Mucaaradka

0
Wednesday March 25, 2020 - 10:13:30 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Amniga Somaliya Oo Ka Jawaabtay Eedo Uga Yimid Mucaaradka

    "madaxweynayaashii hore ee dalka ay amnigooda sugaan ciidamada ilaalada madaxtooyada"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"madaxweynayaashii hore ee dalka ay amnigooda sugaan ciidamada ilaalada madaxtooyada"

Muqdisho (HWN)  wasaaradda amniga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay waxba kama jiraan yihiin eedeymaha ay Madasha Xisbiyada Qaran  Somaliya ku sheegeen qaar ka mid ah hey’adaha amniga in ay abuubuleen weerar ka dhan ah Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed.




Sidoo kale qoraalka kasoo baxay wasaaradda amniga ayaa lagu sheegay in madaxweynayaashii hore ee dalka ay amnigooda sugaan ciidamada ilaalada madaxtooyada, isla markaana aysan suurta gal aheyn in weerar uga yimaado hey’adaha amniga.



Loading...
Loading...