Hindiya Oo In Ka Badan 1 Bilyan Oo Qof Bandow La Geliyay

0
Wednesday March 25, 2020 - 09:45:02 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 940
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hindiya Oo In Ka Badan 1 Bilyan Oo Qof Bandow La Geliyay

    Dowlada India ayaa Talaadadi shalay qaadatay tallaabadi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada India ayaa Talaadadi shalay qaadatay tallaabadi

ugu adkeyd ee uu dal kula tacaalo cudur-sidaha Corono, kaddib marki ay bandoow gelisay dhamaan waddanka, kaasoo ku qasbaya in ka badan 1 bilyan iyo saddex boqol oo milyan oo qof in ay guryahooda joogaan muddo 21 maalin ah.

 

Go’aankan oo uu ku dhawaaqay Ra’isulwasaaraha India Narendra Modi ayaa dhaqan galay xalay saqdi dhexe xilliga India.Wuxuu ugu baaqay shacabka in aysan argagixin.

 

Dukaamada lagu iibiyo cuntada ayaa safaf dhaadheer loogu jiray guud ahaan wadanka, ka hor inta uusan bandowga dhaqangalin. In ka badan 500 oo kiis oo coronovirus ah ayaa laga diiwaangeliyay İndia.

 

VOA


Loading...
Loading...