Beeraha Halla Fasho Roobabka Halaga Faa'isaysto

0
Tuesday March 24, 2020 - 09:17:54 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 845
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beeraha Halla Fasho Roobabka Halaga Faa'isaysto

    Duni kastoo aduunyada ku taalla waxa ay wax noqdaan marka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duni kastoo aduunyada ku taalla waxa ay wax noqdaan marka
ay aaminaan wax soo saarka gudahoogga,ilbaxnimooyinkii aduunyada ugu horeeyay waxa ay ka billaabmeen dhulalka niil iyo furat sida masaaridii hore iyo masabataanyadii kuwaas oo wax fashay beertayna dallagyo ay ku kabayeem waayaha iyo baahida bulshooyinkooda.

 

Waa laga maarmaan in ay bulsho kasta ay isku filnaasho ka gaadho boqolkiiba sagaashan iyo wixii la mida  kuwaas ku u kafaallo qaadaya asaasayaadka mujtmaca ay ka midka yihiin.

 

Si walbay ahaato somaliland waxa ku waajiba in ay had iyo jeer awoodda saarto dallaga beeraha iyagoo ka faa'idaysanaya roobabka gu'ga si ay uga maarmaan waxa dibada uga imanaya.

 

Markaan diraasad ku sameeyay dhulka somaliland waa dhul fiican meello badan oo wax lagu beeri karay leedahay ,haddaba waa sida ay u fahmaan bulshada iyo masuuliyinta u qaaBilsan arrimaha beeraha .

Maqaalka maanta

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...