Shirjaraaid Xoghayah Fulinta Gobolka Daadmadheedh

0
Monday March 23, 2020 - 13:38:54 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirjaraaid Xoghayah Fulinta Gobolka Daadmadheedh

    Xoghayah fulimta Gobolka daadmadheedh Khadar maxmed cabdi oo shirjaariid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayah fulimta Gobolka daadmadheedh Khadar maxmed cabdi oo shirjaariid
ku qabtay xafiiskiisa waxaa uu Dhaliilo usoo jeediyey madaxa wacyigalinta wasaarada caafimaadka gobolka daadmadheedh C/laaahi cali bare aHna Gudooniyaha Tuulada Beerto  waxaanu Yidhi   Waxaa halkan ka cadaynayaa in anaanu shaqadan aqoonteeda Lahayn Qabana Karin  kuna fashlmay Gudoomiyaha Tuulada beerato ahna madaxwacyi galinta ee wasaarada caafimaadka isagoo aan ahyn ehel caafimaad  ayna joogaan dadkii Bartay caafimaadka  aqoonta ulahaa caafimaadka  madaxwacyigalinta ee caafimaadka Gudoomiyaha magaalada beerto oo habayaraatee  aqoon caaafimaad iyo aqoon kale midna aaan baran  sidaad darteeed wakhtigan  oo uu Jiro xanuun aafeeyey dunida loona Baahanyahay wacyi galin  Balaadhan Talaalka jadeecada  Uu Bilaa wacyi galin ku socdo illaa Hada waxaan Halkan uga soo jeedinayaa                              

wasiirka caafimaadka          jsl  iyo  Agaasimaha,Guud ee wasarada caafimaadka                   jsl Qodobodan: mudane wasiir    mudame Agaasime           madaxa wacyigalinta ee wasaarada caafimaadka Gobolka ahna Gudoimiyiaha tuula beerato  waxaa jira Dad Badan oo kaga Haboon shaqada caafimaad ee uu Gobolka   ka Hayo Aqoonteedanaleh mudane: wasiir Waxaa loo Baahanyahay inlabadbaadiyo Dadka Dadka kunool Gobolka Daadmadheedh       Waxaa jira waxayaabo Badan oo anan Halkan kusoo Bandhigi karin oo Kusaabsan  madax caafimaadka Gudoomiyaha Tuulada Beerato Waxaan Idinka Rajaynayaa in aa arintaa Hoos u eegtaan  Allaa,mahadleh xoghayha fulinta Gobolka Daadmadheedh Khadar, maxmed ,cabdi  waxaan umahadcelinayaa Hawulwadeenada Shabakada  caalamigaa  ee Hadhwanaagnews

 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...