Warsaxaafadeed: Aan Wada Hadallo Waa Aanheshiino Shirka Loo Dhamma

0
Saturday March 21, 2020 - 08:32:23 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 908
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warsaxaafadeed: Aan Wada Hadallo Waa Aanheshiino Shirka Loo Dhamma

    Bismillaahi Arramanirraxeem.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillaahi Arramanirraxeem.
Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh


Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna qotoma aan wada hadallo waa aan heshiino shirka loo dhamma ee beelaha reer Somaliland qodobbo lagu dhaqmi karo ayaa laysla gartay samotalisba la yidhi magaca samada laga bixiya



Guddiyada laga macagacaabay shirka samotalis waa guddi qiimo leh waxaana wana wanaagsan la lala shaqeeyo waa shir aanay dawladdu ka maarmin faaiido xoog leh ayaa ku jirta xilliigii loo baahna ayuu qabsoomay


1.in loo hoggansamo qodobbada laysla gartay ee reerkhusayso Somaliland.

2.in ganacsatadu ay danyarta u tudhan.

3 in naafada dalka u soo nafoobay guno la siiyo.


Cudurka aduunka qalasiyey ee haytaban kuma taabtee

Ha la gaado liinta iyo toonta toontu quranka ayeyey ku degtay

Khayr ayeynu isku ognay Deeq Cabdi Digale

Allaah mahad dhan u sugnaatay


[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...