'' Xalka Hawadda Aan Uhayo ''.W/Q: Ahmed Nour Guruje

0
Saturday March 21, 2020 - 08:30:22 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1757
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Xalka Hawadda Aan Uhayo ''.W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Arrinta hawadda ee hadal haynteedu maalmahan danbe taagan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arrinta hawadda ee hadal haynteedu maalmahan danbe taagan

tahay anigu waxaan u hayaa 3 xal oo kooban ,kuwaasoo laggu fardaamin karro dhibaatadaa iyada ah ee inala soo deristay , waana kuwan xalka aan hayaa .

 

1- Soomaaaliddu waxay ku maahmaahdaa doqoni gun baan ahay bay ka xishootaaye in Somaliland qirato in hawadeenii lala wareegay oo ay inaga faraxbaday .

 

2- In umadda loo cadeeyo sababta hawadeenu ugu gacan gashay Mogdisho , heshiisyaddii la galay iyo faahfaahintoodana umada la horkeeno , si loo ogaado meesha la inaga raacay .

 

3- In maadaama ay hawadeeni wareegtay , fursadii aynu haysanay ee doodana aynu luminay , xaqna aynaan u lahayn in aynu dacwad u gudbino aduunyada meelnaba , aynu xaqiijino labadan qodob .

 

1- In aynu samaysano diyaaraddu dawladdu leedahay oo u kala goosha goboladda wadanka iyo Aduunka .

 

2- In diyaaradaha caalamiga ah aynu heshiis kula galo in ay rakaabka inoo keenaan madaaradooda sidda , Dubai iyo Adis ababa , diyiaaradaheenuna kasoo qaadaan rakaabka ,sidaana aynu kaga baxsano faragelin inagaga timaada Mogdisho iyo diyaaraddo shisheeye oo loo hanjabo .


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...