Qorshaha Beebka Rajada Biyaha Caasimada

0
Thursday April 04, 2019 - 17:28:01 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1751
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qorshaha Beebka Rajada Biyaha Caasimada

    Qorshaha beebka rajada caasimada hargeisa waxa hirgaliyey mulkiilaha shirkada Spi axmed osman geele farah oo ku bixiyey hargeisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qorshaha beebka rajada caasimada hargeisa waxa hirgaliyey mulkiilaha shirkada Spi axmed osman geele farah oo ku bixiyey hargeisa iyo burco 10 milllon doolar Si dadka ku nool gobaladaas ay u helaan biyo nadiif ah


Caasimada hargeisa oo in badan ay ka jirtay biyo la aanbadan oo keentay in ay si Xoogleh uga qayb qaatan booyadaha oo soo qaada biyaha ay isticmaalan shacbiga ku nool caasimada hargeisa maadama ay biyahu yahiin noolasha aasasiga bina aadamka



Taas oo dhibaato xoogan iyo culays dhaqaale ku haysay in shacbiga ku nool caasimada hargeisa iyo burco ay helaan biyo nadiif ah oo ugu yimaada qiimo


Jaban Iyadoo sidoo kale booyadaha biyaha u keena caasimada hargeisa ay inta badan Ka timaado khatar shill gaadiid ah oo mashquul galiyey laanta nabad galyada wadooyinka maadama ay wadooyinka caasimada hargeisa inta badanburbursan Yahiin iyo cidhiidhi ka jira jidadka gadiidka


Qorshaha biyo galinta caasimada oo inta badan u fadhiyeydhaqaale aan loogu talo galin sidii shacbigu ay uga gudbi lahaayeen biyaha cidhiidhiga ee booyadaha


Hadaba sidii qorshahaa biyo galinta caasimada hargeisa iyo burco loo hirgalin lahaa waxa naf iyo maalba u huray sidii shacbiga ku nool goboladaas ay u heli


Lahaayeen biyo nadiif ah oo daawaysan muwaadinka mulkiilaha shirkada spi

Oo ka qaatay qayb laxaadleh hirgalinta iyo dhamaystirka qorshahaa biyo galinta

Gobolada dalka muwaadinkaas oo ku bixiyey qorshaha biyo galinta labada gobol Lacag dhan 10 milondoolar

Ugu dambayn waxaan dawlada jsl usoo jeedinayaa in aanay u baahnayn

In la hagardaameeyo muwaadaniinta maalkooda ku bixinaya dhiska tanta

Guud sidabiyo galinta gobolada dalka waxa loo baahan yahay in dawlada jsl

Ay ilaaliso xuquuqda muwaadiniinta ganacsi ee dalka meelna ay uga soo wada


Jeestaan shishiiyaha Ganacsadahu waxa uu maalgashaday dalkiisa faidadii ganacsi ee soo gashayna Waxa uu ku maalgaliyey inuu ka hirgaliyo mashaaric biyo soo saar ee gobalada dalka waa in laga daaya hagardaamada si uu usii wado hawlihiisa shaqo

Ala mahadle

Eng hasen abdi kabadhe

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...