Fariin Caafimaad.

0
Friday March 20, 2020 - 10:07:50 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fariin Caafimaad.

    CORONA VIRUS DIGNIIN FAYADHOWR

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

CORONA VIRUS DIGNIIN FAYADHOWR

 

WAA  IN BULSHADU RAACDA FARIIMAHAN CAAFIMAAD

Ø  CUNTADA IYO HILIBKA  KHUDAARTA SI FIICAN U KARI WAQTIGA DIYAARINTA CUNTO KARINTA

Ø   HA KU TUFIN XAAKO CADHUUF  HAKUNA QUFICIN . HINDHISIN  GOOBAHA BULSHADU KU KULANTO SIDA SUUQYADA ETC

Ø  HADII AAD ISKU ARAGTID XUMAD SAID AH QUFAC , XANUUN DHAQSO KU KOOBNAW  INAAD JOOGTO GURIGAAGA  DHAQSO ULA XIDHIIDH  GOOBAHA CAAFIMAADKA  DAWLADA SI LOOLA SOCDO CAAFIMAADKAGA

Ø  WAA IN  LA BUUFIYA  GOOBAHA QASHIN QUBKA  DOOXA IYO GOOBAHA  QASHIN  QUBKA CAASIMADA DUMPSITES 

Ø  FARAXALO WAQTI KASTA GOOB KASTA ISTICMAAL  SABUUN AMA ALCOHOL

Ø  HADII AAD DAREENTID QUFAC AMA HINDHISO ISTCMAAL GACMAHAAGA AMA MASAR  GOOBAHA BULSHADU KU BADAN TAHAY

Ø  GOOBAHA RAYIISLAYAASHA  DENTIST CLINICS  HOSPITALS WAA IN AY ISTICMAALAN  MASK HAND GLOVES SI LOOGA HOR TAGO FIDIDA  XANUUNKA CRONA VIRUS   DADKA BUKA AMA MACAAMISHA GOOBTA IYO SHAQAALAHA KA HAWL  GALA GOBAHAAS

Ø  WAA IN AAD LOO ILAALIYA NADAAFADA KAWAANKA QALINKA XOOLAHA IYO NADAAFADA  GOOBAHA CUNTO KARINTA SIDA HUDHEELADA  CUNTADA SI LOO HUBIYO  HABKA NADAAFADA CUNTO KARINTA

Ø  WAA IN LAGA FOGAADA GOOBAHA CIDHIIDHIGA EE BULSHADU KU KULANTO EE AAN LAHAYN  HAWO QAADASHO KU  FILAN SIDA BUSASKA AAN LAHAYN  DAAQADAHA HAWO QAADASHADA   MUQAAXIYAHA QAAD CUNISTA MUQAAXIYAHA  SHAAHA IWM

Ø  SHAQAALAHA KA SHAQEEYA SHIRKADAHA QASHIN QAADISTA WAA IN AY XIDHAAN  DRESS BADBAADA AAFADA  QASHIN QAADISTA MAGAALOOYINKA DALKA JSL

Ø   

Ø     Muwaadin biyaha wasakhda  ee dhar maydhista ama bulaacdaha hudheelada ha ku daadin sida wadooyinka  jidadka caasimada  etc waxa ka dhalan kara fayaqab daro   nadaafad daro  bilicxumo

Ø Muwaadin  waxii khilaafsan fayadhowrka deegaanka aynu ku noolahay wax ka qabo oo la xidhiidh laamaha fayadhowrka dawliga ah

Ø  Muwaadin waa in aynu ku dhaqanaa sharciga iyo qawaaninta u dajisan fayadhawrka dalka jsl 

Ø   Muwaadin ilaali nadaafada  fayadhowrka biyaha iyo weelka aynu ku shubano biyaha sida foostooyinka  jirikaamada  nadiifi mar kasta si aynu uga badbaadno xanuuno keeni kara caafimaad daro

Ø   Fayadhowrku waxa uu awood u leeyahay in uu wax ka qabto  cidii ku xad gudubta sharciga fayadhowrka dalka u dajisan ilaa heer maxkamadeed

Ø   SI LOOGA BADABAADO FIDITAANKA XANUUNKA CRONA VIRUS WAA IN LA RAACA FARIIN CAAFIMAAD

[email protected]


Lis Dairy
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...