Ganacsadayaashu Hoos Ha Uu Eeggaan Danyarta
Cudurkaas oouu markiisii hore kasoo if baxay guddaha shiinaha,si walba hallloo fasiree dadyowga khubarada ahi waxa ay u baddiyeen kadib markii ay cuneen dadyowga indho-yartu fiitmeer taas oo sababtay hallista iyo cabsida xooggan ee gilgishay dunida ay-nu ka mid nahay.
Cudurkan oo siyaabo kalla duwan aduunkii u saameeyey,ayaa la sheegay in uu kusoo dhawaaday africa siiba dhulkii loo yiqaani jiray a Basinia -amaba ugu yeedh ethiopia,kaaka sii daranee waxa la xaqiijiyay wadamad jaararka in kiisas aan sidaa usii badnayn sida somalia iyo jabuuti qofaf looga shikiyay.
Somaliland alxamdullah wali wax looga shakiyay lama sheegin,haddaba dadkii markii ay maqleen ayay is yidhaahdeen raashinadii ka iibsada bakhaarada dukaamada iyo goobaha loogu tallo gallay,ganacsadayaal badan oo ma naxaanina waxaba ay is yidhaahdeen ka faa"idaysta iyagoo ku libin-laabay ascaartii iyo sicirkii qiusiayanahaddaba !yay u danaynayaan markaa?caqligooda gaaban ma sidaas ayuu siiyay?haddaba waxaan usoo jeeddinayaa in ay hoos u eeggaan dan-yarta dawladduna waaa in ay gacan bir ah ku qabataaa manaxayaasha .maqaalka maanta.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!