Ina Cigaal Iyo Calancastii Muuse Biixi Ku Jiray...W/Q Cismaan Cumar Dool

0
Thursday March 19, 2020 - 18:33:06 in Articles by
  • Visits: 2531
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ina Cigaal Iyo Calancastii Muuse Biixi Ku Jiray...W/Q Cismaan Cumar Dool

    Ina Cigaal Iyo Calancastii Muuse Biixi Ku Jiray...W/Q Cismaan Cumar Dool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ina Cigaal Iyo Calancastii Muuse Biixi Ku Jiray...W/Q Cismaan Cumar Dool



Ninkii Ina Xaaji Ibraahim Cigaal ee hogaamiyaha ahaa labadii sano ee uu u afduubnaa Calancasta 1994kii-1996kii oo ay dagaalkii sokeeye geliyaan ayuu maalin la hadlay Golahiisii Wasiirada waxaanu ku yidhi.

Image may contain: 2 people, eyeglasses, suit and closeup


"Waar kursigaa Somalia ee UN.ta yaala inta aan laynoogu soo fadhiisan aynu ku fadhiisano"

Sadex uu Muuse Handaraab ka mid yahay ayaa Hanjabaad, dagaal iyo cay u miisay.


Markii dambe wuxuu go'aansaday.


1. In aanay Calancas dambe tamarinin oo waakii midba maalin xabaasha ku riday.
2. In uu dadka heshiisiiyo oo talada Somaliland weeleeyo.


C. Iyo inuu si qunyar socdnimo ah u qabsado Somalida oo dhan.


"Aduunkii dhabarka ayuu inoo soo jeediyay" Waa hadalidiisii uu ku soo xadhaayay Hawdada Ilmagaleenka ku jirtay ee lagu sheegay Wiil dhalan doona!!!


Wuu dhintay Ilaahay ha u naxariisto, Calancastiina waxay dib u soo raaceen Axmed Silaanyo oo ay weligoodba ka adkayeen.


Hada cidi kama sareyso lakiin Dhegahaa balbaaladhan oo waxa hor taala beentoodii iyo munaafaqnimadoodii.


Cirkaa kaa dheer dhul kaa dheer ayay yuururaan.


Ilaahay ha naco Calancasto weligood Fulayaal guusha gawraca ayay ahaayeen.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...