Barteedaa Dhigteen Haddaan Hooyaa Eeshcalaa Sulaadiin. Hadeeeey Tahay.
Macnaawiyan waxaweeye hadaan gafuurkiina lagadidin ama aan lagayaacin marka lays xiniinyo taabto macidbaa isujoojinaysa,
ileen waynu aragnaa waxadhacaya sidaa daraadeed maalinta
laydiin baahdo waa inaa xabada gafuurka saartaan waayo deewaynu
aragnaa waxadhacaya,
bartaa kagahaya waa in gafuurkiina lagarto maalinta qadhaadh, Anaguna garabkiinaanu taaganay.
W/Q: Xasan Karuur.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...