Masuul Xil Sare Ka Haya Dawlada Federaalka Ah Ee Soomaaliya Oo Hargeysa Ka Soo Degay, Socdaalna Ku Tagay Burco

0
Thursday March 19, 2020 - 17:19:31 in News by
  • Visits: 5707
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuul Xil Sare Ka Haya Dawlada Federaalka Ah Ee Soomaaliya Oo Hargeysa Ka Soo Degay, Socdaalna Ku Tagay Burco

    Masuul Xil Sare Ka Haya Dawlada Federaalka Ah Ee Soomaaliya Oo Hargeysa Ka Soo Degay, Socdaalna Ku Tagay Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuul Xil Sare Ka Haya Dawlada Federaalka Ah Ee Soomaaliya Oo Hargeysa Ka Soo Degay, Socdaalna Ku Tagay Burco


Hargeysa(HWN):-Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa,ayaa waxa 15-kii Bishan aynu ku gudo jirno kasoo degay gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi.

Image result for soomaaliya logo


Waxaana la sheegay inuu isla 16-kii Bishaba uu Safar ku tagey magaalada Burco,oo uu deegaan ahaan kasoo jeedo gudoomiyuhu.


Warkani oo uu goordhawayd Baraha Bulshada ku baahiyay weriye Cali Xaraaro, ayaa uu intaasi ku daray inuu gudoomiye Cabdiraxmaan uu u fudaydiyay inuu Somaliland yimaado wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed.


Ujeedada safarka gudoomiyaha Baanka dhexe ee Soomaliya ayaan wax faahfaahina laga hayn.


Waxa xusid inay dhawaan Xukuumada Madaxweyne Muuse,ay Xaaran ku tilmaamtay tagitaan iyo ka imaanshaha Soomaaliya,si gaarana waxay farta ugu fiiqday dhinaca masuuliyiinta.

 

Loading...
Loading...