Magacyada Xildhibaannada Cusub ee Koonfur Galbeed oo lagu dhawaaqay

0
Thursday March 19, 2020 - 14:11:26 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacyada Xildhibaannada Cusub ee Koonfur Galbeed oo lagu dhawaaqay

    Magacyada Xildhibaannada Cusub ee Koonfur Galbeed oo lagu dhawaaqay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magacyada Xildhibaannada Cusub ee Koonfur Galbeed oo lagu dhawaaqay




Guddiga Madaxa bannaan ee xulista Baarlamaanka labaad ee koonfur Galbeed ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen liiska xildhibaannada Cusub ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed oo ka kooban 95 Mudane.

 

Guddiga ayaa bilihii la soo dhaafay ku mashquulsanaa soo xulista xildhibaannada Cusub,iyaga oo wadatashi kala yeelanayay Odayaasha Dhaqanka koonfur Galbeed maadaama Xildhibaannada hab beeleed loo soo xulayey.

 

Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed ayaa dhawaan waxaa ay dooran doonaan guddoomiye iyo kuxigeenadiisa,iyada oo la dhaarin doono.

HOOS KA AQRISO









Loading...
Loading...