Talo soo Jeedin ku socota Dawlada..Ali Ismail Mire

0
Wednesday March 18, 2020 - 18:23:42 in Articles by
  • Visits: 1005
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talo soo Jeedin ku socota Dawlada..Ali Ismail Mire

    Talo soo Jeedin ku socota Dawlada..Ali Ismail Mire

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talo soo Jeedin ku socota Dawlada..Ali Ismail Mire



Talo soo Jeedin ku socota Dawlada



1. Waxa fiican in laga sameeyo xarumo caafimaad dhamaan degmooyinka waaweyn ee dalka oo u gaar ah xanuunka Covid19


2. Waxa fiican in sanduuq sadaqo ah loo sameeyo xanuunka si la isku kaashado


3. Waxa fiican in landlines gaar ah loo sameeyo degmo kasta si qofkii iska shakiya ulasoo xidhiidho


4. In dawladu ay ka hawlgasho sidii ay u samayn lahayd kayd raashin iyo dawo si aynu ugu badbaadno hadii xaalada caalamku intan kasii xumaato


5. In la sameeyo shaqaale caafimaad oo ku wareega xaafadaha magaalada si qofkii xanuunkan uu hayo ugu dhiirado in uu is baadho.


6. In wajaale laga sameeyo xarun weyn oo baadhiseed oo qaadka iyo wixii sidaba lagu baadho.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...