Nadafadu Waxay Muhiim U Tahay Dadka (Cleanliness Important For Human) 14/3/20
,taas oo ukala baxda mid qaabahaneed (physical purity ) iyo mid ruuxiya ( oo ukala baxda mid jideed (body ) mid dhar ahaaneed (clothing ) iyo mid deegaaneed (environment ), waxaan haboon in qofku ilaaliya saxad naf ahaneed ,marka laga bilaabo cadayga kaas oo ah sunahii nabiga scw. Diinteenuna waxay muhiimhada siisay daharada oo uu qofku iska nadiifiyo nijaasta (impurities ) taas oo ka timaada jidhka binu-aadmiga (body wastes) , qofkuna waxa haboon in iska nadiifiyo una siticmaalo kildhiyo biyaa marka (pitchers water) , markasta oo uu xaajo gudanaayo is to cleanse oneself from excrement, urine, and all other things which are excreted through the anus or urethra by the use of water,
cuduraduna waxay ku faafaan amaba ku gudbi karaan dareerayaasha ka
yimaada jidhka ,sida dhiiga (blood) ,kaadida (urine) saxarada ( excrement)
xunqaacada (vomite) iyo dhareerka (saliva) ,kuwaas oo dhan oo loo baahan yahay
in la iska daahiriyo (purification )
Isnadiifinta
iyo daharaduna waa laba nooc kuwaas kala ha is daahirin gudhaa (inner
purification ) iyo isdaahirin dibada (
outer purification )
Is daahirinta gudhaa(inner purification) amaba ruuxda waxaad ku gadhi kartaa adigoo ku dadaala shanta salaadood, kuwaas oo naftaada siinaya fikir caafimaad qaba, kaareebaya danbiyada (avoiding sins) kuuna diidaya in aad samayso in ay naftaada ku dhacdo masiibo ruuxiyahii, inaad cadhooto (anger) ,nacaybaka (hatred ) islawaynida ( pride) iyo kibirka (arrogance ) ,etc,
Is daahirata dibadana waxaad ku gaadhi kartaa adigoo jidhkaaga dahiriya , sida waysada (ablution) ,maydhashada (taking bath), cadayashada (clean teeth ) , is udginta amaba iscarfinta (use fragrance) iyo in gurigaaga iyo dharkaaguba ahaadaan nadiif ,etc.
Nabigeenii mohmmed (SCW) waxaa laga soo wariyey in uu yidhi " nadaafadu waxay ka mid tahay iimaanka” Our beloved Prophet (SCW) said about purity in one of His hadith in a way: "Cleanliness is half the faith (Emaan).” (Sahih Muslim).
Waxaa kale oo aad
naftaada ku daahirkartaa adigoo fidrada wanagsan ( primitiveness ) oo ah inaad xiirto timaha meel kasta oo ay ka baxaan, waxay fidradu ( primitiveness) ka kooban tahay shan xubnood oo ay haboon
tahay in aad xiirto markasta,waxaaan u horeeya shaarubaha oo aad xiirto (
trimming moustache) , cidiyaha oo aad iska jarto ( clipping nails, ) timaha
kilinkilooyinka oo aad iska jarto( plucking the armpit hairs) iyo xiirida timah dhakada ( shaving public
hair) reported al-Bukhaari ,
.
Gabogabadii
Nadaafadu waa qayb ka mid ah ,iimaanka , : "Cleanliness is half the faith (Emaan).” (Sahih Muslim).
By: khadar adam muuse
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!