Boqortooyadii Karaamada Iyo Kaartadii Lagu Sameeyey Qasnadii Kaydka Damaca. Sheeko:- W/Q: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).

0
Thursday April 04, 2019 - 10:25:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2040
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqortooyadii Karaamada Iyo Kaartadii Lagu Sameeyey Qasnadii Kaydka Damaca. Sheeko:- W/Q: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).

    Boqortooyadii faca-weynayd Ee (Mongolian Empire), Oo ku taala ama dhacda Badhtamaha Eeshiya (Centeral Asia),

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqortooyadii faca-weynayd Ee (Mongolian Empire), Oo ku taala ama dhacda Badhtamaha Eeshiya (Centeral Asia), Iyo BarigaEeshiya (East Asia),Sumad ahaana noqonaysadhulka u dhaxeeyawadamada Ruushka iyoJaynaha (Russia AndChina) Ee buuraha(Altia Mountians), Baaxadahaana cadadkeedu ahaa(1,564,116) Square Kilometres, Ayaa waxa soomartey boqortooyo bilaadhaxal ah waxanayaheyd intii kahoreysay (Genghis Khan ),Nidaamkan imbaraadooriyada mayaheyn balse wayka gadisanayd waxanala odhan jiray(Temujin Monarchy), Qaabkanboqortooyonimo ee ay ku dhawaadqiyaastiisu aheyd Qarnigii11aad lama kaladhaxlo balse kolbacidii loo gartoayaa la cumaamadijirey, Markan danbeayuu ninkani lagumagacaabo (Genghis Khan)ayaa aas-aastey boqortooyadanhorteedse magacaa ayaala odhan jireyaan kor kusoo xusey.



Boqorkii hogaaminayeybuq-cadii (Temujin Monarchy),Ka hor intaaneyil-bixin dadka kuabtirsada boqortooyadani wuxuunbay ahaayeen (NomadicPeople), Dad reermi,yi ah ooisu dhaqa Xeer-dhaqameedkoodii qoomahaaneed, Hogaamiyihii uguhoreeyey waxa uuahaa "Temujin” Ninkaniwaxa uu ahaa Odey-dhaqameed amabeel-daajiye waxan aysoomaalidu tidhaa, Intabadana waa lagumoransan yahay Sooyaalkiisaqof ahaaneed waayo,Casrigaasi waxa laguduraa umada halkaaku dhaqnayd ineyahaayeen Jaahiliin, Waxanakhadka ka saareyBoqorkii aas-aasey BoqortooyadanMongolianka oo ahaa(Genghis Khan) , Oo macnaheeduahayd Boqortooyadii caalamkaaf-ahaana waa "China”,Ama Universal Kingdom,Markaa qoladan danbeee mangooliyiinta ayaaaad isu buun-buuniyeytaariikhdii hore eeboqortooyadana masaxey waayoyagaa Caalamka saamaynku yeeshay hamigoodiinain badan kahir-galiyey aduunka.


Hadaba bacdal-taariikh aaniba-furo sheekadu halkayu soco, Boqortooyadaa temujiyiintalama kala dhaxlijirin, Dhaxalka dhalashada aabahaiyo inankiisa waxayseu dhignayd qaabkanin qoyska Temujiyiintahadba hal-doorkiisa lagu wareejiyo, Hadabamarkay da,a ahaantirsatey Boqorkii saddexaadayaa waxa uudamcay odeygii markaaka dhintay inuuwiilkiisa ku dar-daarmouu isagu dhalay,Balse ay jireenilma-adeeradiisii xayga ahaain qaarkood kagahaboonaayeen waa sidaay tibaaxday aragtidaumadii boqortooyadu utalinaysay iyo walibaqoyskii temuujiyiinta ee(Royal Familyga ahaa),Wiilasha ka mudnaaboqorka aabihii kudar-daarmey waxay ahaayeenlix wiil, Waxaysoo guuxdaba ooay soo guura-baaleysaba waxasi toosa ulawareegay hogaankii boqortooyadaTemujinkii afraad, Oo ay kudayran tahay caqabadoka duwan kuwiihore u adeeradiiiyo waliba aabihiisoo wajaheen.


Wiilkii waxaku adkaatey inuuka shaqeeyo wiilashiiay ilma-adeerka ahaayeenmaxaa wacay Aabihiiayaa marin-habaabiyey oomeeshii dhaxal kadhigay hadaba siuu u hogaamiyoumadiisii iyo ilma-adeeradiisii ayiskhilaafeen, Ayuu siqoto-dheer u fakireywaxaanu dajistay Siyaasadcusub oo uuku soo jiidanayoqoyskooda gaar ahaanIlma-adeeradii waxaanu yidhidhamaan cidii boqortooyadaku abtirsataa waawada Boqoro, Markalaga reebo haweenkasidii baanay kudhaqan-gashey , Hadaba siyaasadanuu ku sooxero-galiyey xubnahan qoyskaboqortooyada ayuu ugumagac-darey ( BoqortooyadiiKaraamada Iyo SamayntaQasnada Kaydka Damaca),Qorshahaasi oo usahlay boqorkii inuushaqeeyo sababtoo ahnin kasta ooka mida qoyskuwuxuu yahay boqorwaxaanu qabaa Ulasho,Naawilaad, Iyo Rajotalisnimo, Inta badanaBoqorka hogaanka hayaawuxuu u yeedhaamarba boqor ayilma-adeer yihiin amawaxa ay lagalaan shirerka madaxdaBoqortooyooyinka jaarka, Sidookalena waxay weheliyaanraacitaan safarada deegaamadashisheeye ama qoomiyadahajaarkooda ah, Hadabatalaabooyinkan ayaa fududeysayin ay gacmahais-qabsadaan dhamaan temujiyiintii.


Dariiq kastaawaxa uu leeyahaymeel uu kugeeyo ama uu ku arooro,Hadaba waxaan ugagol leeyahay amaaan u sooqaatey sheekadan kusaabsanayd boqortooyadaa Mangooliyiinta, Nimaadkanaawilaada siyaasada iyorajaynta is-xusidu waxayhada ka socotaadal ka midah dalalka Geeska-afrika, Kaasioo uu hogaamiyihiisu cusubyahay waxaanu aragtiahaan qaatay talaabadani,Si aaney umadaugu dhaafin Siyaasiyiinwadankaa u dhashayoo in badanasaaxada ku soojirey, Maxaa yeelayhorta Siyaasiyiinta afrikaankabadankoodu inta waxcaaridaa wax sidaau sii weynma rabaan kaliyaatahankoodu waxa weeyiin hadba hogaankahanta kursiga ayag-joogaan ama ayka ag-muuqdaan waxnala wadaagaan, Sida muuqaaloisu fasiraya inuula taliyo amabauu ka qayb-galiyoAaraahda lagu dhaqodadka, Hadaba isagasiyaasigan maxaa ugafaa,iido ah talaabadanama maxaa kasoo galaya???, Waxaka soo galayainuu qof ahaanwali si caadiyau aamino inuuqof dhamaystiran yahayoo isku buuqiyo isku caajis(Stress And Borring),Ka bad-baadey islamarkaana wax rajeeyalana tirsado.


Siyaasadu waxayafrikaanka ku noqoteyCudur ay kudawakhaan oo aywaayaan dawadiisa, Hadiiaad aragto Siyaasiyiinbilaa daawo ahama aan ujeedolahayn waxay tabayaanHogaamiye caadiya, Sidaka mid aharagtiyaha caalamigee Hogaamintawaxa ku jiraqodobadeeda ugu cul-culusqofka aad is-leedahaywuu kugu dhibbadan yahay kanamid ah cidaadhagayso , Waa inaadla tashato walibaTeamkaaga dhexdiisa markaawahab ayaa kaduulaya waxa uuis bidayaa inuuyahay (Role Model),Ka ciyaara bartiisaku haboon ee uuhawsha ka wado.Hogaaminta ayey astaanu tahay inaadla tashato qofkiicaqabad kugu ahwaxaanad u muunaysaysidii qof macalinkuu ah markuuhagistaadii darifka kulaqabto, Sidoo kalewaxa dagaysa qanaacadabasharnimo hogaamiyahana waxau suura-galaya inuusi caafimaad qabtau hago meelkasta oo uuhogaanka u hayo,Waa ajar rasmiyahadaad ruux kubeerto rajo adnahadaad hogaan tahaywaad ku amaanhelaysaa, Dalka aywaxani ka unkameen waadal curdina amajawharad ka soodhex widh-widhaysa Afrikadhamaanteed, Xal loohelay haggis umadeed.


Qalinka : C/raxmaanSayid Faarax (Jeesto).

Diplomatic Analysts

Gabiley/Somaliland.

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...