Hogaamiye Afrikaan ah Ma Badbaadayo !!!W/Q Cabdirisaaq Jubba

0
Saturday March 14, 2020 - 19:20:03 in Articles by
  • Visits: 946
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiye Afrikaan ah Ma Badbaadayo !!!W/Q Cabdirisaaq Jubba

    Hogaamiye Afrikaan ah Ma Badbaadayo !!!W/Q Cabdirisaaq Jubba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiye Afrikaan ah Ma Badbaadayo !!!W/Q Cabdirisaaq Jubba


Nin Afrikaan ah oo la yiraahdo Tom Osanjo ayaa bartiisa Facebook kusoo qoray hadal murti ah oo wax badan xusuusinaya madaxda musuqu la degey ee qaaradda Afrika. Wuxuuna yiri .

Image may contain: 1 person


” Cid kastoo aad ahaataba haddii uu cudurkani ku haleelo, dawayntiisa waxaad ka ka Filaysaa Dalkaaga Gudihiisa waa maxalli.


Lknse hoggaamiyayaasha afrika waagii hore Diyaarad ayay ku boodi jireen oo dawo u doonan jiren magaalo reer galbeed ah Hadase Nasiib Xumo taasi ma shaqaynayso.”


”Ma jiro dal u diyaar ah inuu qaabilo bukaannada CoronaVirus Ma Jiro Hogaamiye Afrikaan ah oo Badbaadaya Hadii Corona ku Dhaco Kuwaas haku Dhaco oo eber Haka Dhigo intee Lagu Lahaa Dadkiina u Tura .


Laga yaabeeHadaad Badbaadaan inay tahay waqtigii ay madaxdeennu maalgelin lahaayeen daryeelka caafimaad ee maxalliga ah isla markaana ay hagaajiyaan tasiilaadka caafimaadka…”"


Aniguna Waxaan ku Darayaa Soomaaliya Dalkaygii Haba Sheegin Daryeel Caafimaad !!! Rabiyow kuwaas Naga Qabo .

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...